{"id":23586,"date":"2016-07-09T13:15:14","date_gmt":"2016-07-09T11:15:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23586"},"modified":"2016-07-09T13:15:25","modified_gmt":"2016-07-09T11:15:25","slug":"xog-xulista-xildhibaanada-golaha-deegaanka-ee-degmada-gaalkacyo-oo-maraysa-heer-gabogabo-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23586","title":{"rendered":"XOG: Xulista Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Degmada Gaalkacyo oo maraysa heer gabogabo ah"},"content":{"rendered":"<div class=\"appyet_title appyet_title_read\"><\/div>\n<p>9 July 2016 (Puntlandes) Waxaa Magaalada Gaalkacyo ka soconaya Xulista Xildhibaanada cusub ee ka mid noqonaya Golaha Deegaan ee Degmada Gaalkacyo taasoo\u00a0ay u qabanayaan\u00a0Guddiga uu xilsaaray Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, kaasoo u hogaaminayo Wasiirka Deegaanka,Duurjoogta iyo Daxlxiiska Puntland Dr.Cali Cabdulaahi Warsame.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-9a12.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-23344\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-9a12.jpg\" alt=\"226-9a12\" width=\"515\" height=\"386\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-9a12.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-9a12-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-9a12-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-9a12-1024x768.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-9a12-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-9a12-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-9a12-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-9a12-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-9a12-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 515px) 100vw, 515px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sharuudo adag ayaa lagu soo rogay iminka Xubnaha ka mid noqonaya\u00a0Golaha Deegaanka ee Degmada Gaalkacyo, waxaana ka mid ah inaysan soo noqon karin Xubnihii hore ee Golaha Deegaan ee Degmada Gaalkacyo iyo inay leeyihiin Aqoon heer Jamacadeed ama wax u dhigma.<\/p>\n<p>Ujeedada Sharuudaha adag ayaa ah inay\u00a0Golaha Cusub ee Degmada Gaalkacyo uu noqda mid yaqaan waxa looga fadhiyo oo ah Hormarta Magaalada Gaalkacyo ee dhan walba.<\/p>\n<p>Warar kusoo dhacaya Warbaahinta Puntlandes ayaa sheegaya inay Gabogabo marayso soo gudbinta Xubnaha ay beelahu usoo gudbinayaan ka mid noqoshada\u00a0Golaha Deegaan ee Degmada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Maalinta\u00a0Berri ah ayaa la filayaa in si rasmi ah logu dhawaaqo Golaha Deegaanka Cusub ee Degmada Gaalkacyo, kuwaasi u dhaqaaqi doona sidii ay u dooran lahaayen Duqa Magaalada iyo ku xigeenkiisa.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>9 July 2016 (Puntlandes) Waxaa Magaalada Gaalkacyo ka soconaya Xulista Xildhibaanada cusub ee ka mid&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23344,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23586","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1182,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23586","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23586"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23586\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23593,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23586\/revisions\/23593"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/23344"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23586"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23586"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23586"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}