{"id":23676,"date":"2016-07-11T16:09:01","date_gmt":"2016-07-11T14:09:01","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23676"},"modified":"2016-07-11T22:25:49","modified_gmt":"2016-07-11T20:25:49","slug":"breaking-news-alshabaab-oo-la-wareegay-magaalada-marka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23676","title":{"rendered":"Alshabaab oo la wareegay magaalada Marka"},"content":{"rendered":"<p>11 July 2016 (Puntlandes) Kooxda Alshabaab ayaa la wareegay gacan ku haynta magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii ay isaga baxeen ciidamadii DFS.<span id=\"more-49630\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Magaalada_marka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-23680\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Magaalada_marka.jpg\" alt=\"Magaalada_marka\" width=\"640\" height=\"416\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Magaalada_marka.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Magaalada_marka-300x195.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Magaalada_marka-292x190.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Magaalada_marka-638x415.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Magaalada_marka-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa sheegaya in dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Alshabaab ay gudaha u soo galeen xaafado ka tirsan Marka. Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabelaha Hoose ayaa u jirta 90km magaalaga Muqdisho halka ay Laanta Buur na u jirto 60km.<\/p>\n<p>Ka bixitaanka Ciidamada DFS\u00a0ee magaalada Marka ayaa ka dambeysay markii xalay Alshabaab weerar aad u xoog badan ku qaaday Saldhig Ciidamada DFS\u00a0ku lahaayeen Xerada Laanta Buuro.<\/p>\n<p>Ma jirto illaa iyo iminka wax hadala ah\u00a0oo ka soo baxay Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose oo ku aadan qabsashada magaalada ee Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Ma ahan markii u horeysay ee Ciidamada dowladda ay isaga baxaan Magaalada Marka, iyadoo bishii Febraayo ee sanadkan ay aheyd markii Al-Shabaab ay la wareegeen Marka, kadib markii ciidamada dowladda isaga baxeen.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 July 2016 (Puntlandes) Kooxda Alshabaab ayaa la wareegay gacan ku haynta magaalada Marka ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23680,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23676","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1405,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23676","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23676"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23676\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23681,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23676\/revisions\/23681"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/23680"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23676"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23676"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23676"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}