{"id":23703,"date":"2016-07-12T12:54:11","date_gmt":"2016-07-12T10:54:11","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23703"},"modified":"2016-07-12T12:54:21","modified_gmt":"2016-07-12T10:54:21","slug":"alshabaab-oo-xalay-bandow-ku-soo-rogay-magaalada-marka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23703","title":{"rendered":"Alshabaab oo xalay bandow ku soo rogay magaalada Marka"},"content":{"rendered":"<p>12 July 2016 (Puntlandes) Magaalada Marka ayaa wararka ka imaanayaa sheegayaan in xalay Kooxda\u00a0Alshabaab ay bandow ku soo rogeen magaaladaas, kadib markii shalay ay la wareegeen.<span id=\"more-49675\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Magaalada_marka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-23680\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Magaalada_marka.jpg\" alt=\"Magaalada_marka\" width=\"605\" height=\"393\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Magaalada_marka.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Magaalada_marka-300x195.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Magaalada_marka-292x190.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Magaalada_marka-638x415.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Magaalada_marka-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 605px) 100vw, 605px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa sheegaya in saaka uu dib u soo laabtay dhaq dhaqaaqa ganacsiga, xaaladana ay tahay mid degan oo aanay wax dhibaato ah Alshabaab ka geysan markii ay la wareegeen.<\/p>\n<p>Saraakiilka tirsan Alshabaab ayaa dadka kula hadlay baabuur cod baahiyeyaal ku rakiban, iyagoo ku wargeliyay in magaalada bandaw tahay, lana soo celinayo amniga.<\/p>\n<p>Ciidamada DFS\u00a0ee isaga baxay magaalada Marka ayaa la ogeyn sababaha ay uga baxeen magaalada.<\/p>\n<p>Maamulka Koofur Galbeed ayaa sheegay in ciidamo boolis ah ay geyn doonaan magaalada Marka, si aysan mar kale u soo laaban in ciidamada DFS\u00a0ay marna ka baxaan marna galaan.<\/p>\n<p>Bishii Febraayo ayay aheyd markii sidan oo kale gacan ku heynta magaalada Marka ay noqotay mid isu dhaaftay ciidamada dowladda iyo Alshabaab .<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 July 2016 (Puntlandes) Magaalada Marka ayaa wararka ka imaanayaa sheegayaan in xalay Kooxda\u00a0Alshabaab ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23680,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23703","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1125,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23703","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23703"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23703\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23705,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23703\/revisions\/23705"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/23680"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23703"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23703"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23703"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}