{"id":23708,"date":"2016-07-12T13:58:21","date_gmt":"2016-07-12T11:58:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23708"},"modified":"2016-07-12T16:06:24","modified_gmt":"2016-07-12T14:06:24","slug":"sawirro-wafdi-ka-socda-midowga-afrika-oo-muqdisho-u-yimid-qiimeynta-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23708","title":{"rendered":"Sawirro: Wafdi ka socda Midowga Afrika oo Muqdisho u yimid qiimeynta doorashooyinka"},"content":{"rendered":"<p>12 July 2016 (Puntlandes) Wafdi ka socda Ururka Midowga Afrika ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyagoo\u00a0qiimeyn ku sameynaya qaabka ay u socoto diyaar garowga doorashada lagu wado in sanadkan 2016 ay ka dhacdo Soomaaliya.<span id=\"more-49693\"><\/span><\/p>\n<p>Xubnaha Wafdiga oo ka kooban afar xubnood ayaa la kulmay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, AMISOM, Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya iyo wakiilada qaar ka mid ah Beesha Caalamka.<\/p>\n<p>Wafdigan ayaa sidoo kale waxa ay la kulmeen madaxda ka tirsan howgalka Midwga Afrika ee Soomaaliya sida wakiilka gaar ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya\u00a0Francisco Caetano Madeira iyo sidoo kale ku xigeenkiisa\u00a0 General Nakibus Lakara.<\/p>\n<p>Wafdigan ayaa sidoo kale la kulmay\u00a0Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka dowladda Soomaaliya maxamed Cumar Carte.<\/p>\n<p>Sanadkan gudahiisa ayaa lagu wadaa in \u00a0Soomaaliya \u00a0ay gasho isbedal cusub, waxaana dalka lagu wadaa in bilaha\u00a0August iyo September ay ka dhacdo doorashada labada aqal ee Baarlamaanka, Guddoonkiisa iyo doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/allbanaadir.net\/images\/news\/gow_1.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/allbanaadir.net\/images\/news\/gow_2.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/allbanaadir.net\/images\/news\/gow_3.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/allbanaadir.net\/images\/news\/gow_4.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 July 2016 (Puntlandes) Wafdi ka socda Ururka Midowga Afrika ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23709,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23708","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1117,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23708","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23708"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23708\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23715,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23708\/revisions\/23715"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/23709"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23708"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23708"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23708"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}