{"id":23716,"date":"2016-07-12T17:10:52","date_gmt":"2016-07-12T15:10:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23716"},"modified":"2016-07-12T18:39:06","modified_gmt":"2016-07-12T16:39:06","slug":"sawirrohayada-shaqalaha-rayidka-ah-oo-qaaday-waraysi-shaqojob-interview-ee-madax-qaybeedka-xisaabaadka-finance-unit-heads","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23716","title":{"rendered":"Sawirro:Hay\u2019ada Shaqalaha rayidka ah oo qaaday waraysi shaqo(Job Interview) ee Madax qaybeedka Xisaabaadka. (Finance Unit Heads)"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"SW\">Hay\u2019ada shaqalaha rayidka ah ee Dowladda Puntland (Puntland Civil Service Commission) oo qaaday waraysi shaqo (Job Interview) ee MadaxqaybeedyadaXisaabadka<b>(Finance Unit Heads)<\/b>) ee Hay\u2019adaha iyo Wasaaradaha qaybta ka ah mashruuca tayaynta iyo shaqo qorista uu Bangiga Aduunku maal galinayo,waxaana xiririnaya Mashruuca Guddiga isku dubaridka iyo dabagalka<b>(Project Coordination Unit-PCU)<\/b> ee xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland.<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"SW\">Dadka laga qaaday waraysiga shaqo (Job Interview) ayaa ah dadkii nasiibka u yeeshay in ay ka gudbaan imtixaankii qoraalka ahaa, una soo gudbaan wareega 3aad ee waraysiga shaqo.<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"SW\">Guddoomiyaha Hay\u2019adda Shaqaalaha Rayidka ah Mudane Mustafe Said Shabac oo daah furay waraysiga shaqo ayaa sheegay in ay Hay\u2019addu muddoyinkii ugu danbayeey ku hawlanayd dar dargalinta nidaamka shaqo qorista ee ay Hay\u2019addu masuulka ka tahay, Guddoomiyaha ayaa\u00a0 intaas ku daray \u00a0in \u00a0dadka laga qaadayo waraysiga shaqo (Job Interview) ay yihiin dadkii hore u fariistay imtixaamkii la qaaday (25th June 2016),\u00a0 Maanta iyo shalayna lagu hawlanaa waraysiga shaqo (Job Interview).<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Guddoomiyaha ayaa intaas ku daray in tirada guud ee dadka lala yeeshay waraysiga tirro ahaan dhanyihiin 32 qof oo kala ah 7 haween ah iyo 25 rag ah, isla markaana la shaacin doono 9ka qof\u00a0ee ku guulaystay shaqada muddo kooban gudahood.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"SW\">Waraysiga shaqo (Job Interviewga) ayaa waxa qaadayeey dad aqoon iyo waayo aragnimo durugsan u leh, isla markaana lagu soo xulay kartidooda, aqoontooda iyo waayo aragnimooda la xiriirta qaadida waraysiga shaqo(Job Interview), waxa iyaguna goob joogayaal(Obversers) ka ahaa xubno matalaya dhammaan Wasaaradaha , Hay\u2019adahashaqaala loo qorayo iyo Hay\u2019adda caalamiga ee Geopolicity Inc.<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"SW\">Waraysiga shaqo ayaa ah kii Saddexaad ee ay Hay\u2019adda Shaqalaha Rayidka qaaddo muddo Sadex bilood guddahood ah, waxay \u00a0ahayd bishii hore markii ay hay\u2019addu qaaday waraysiga shaqo ee Madaxqaybeedyada iibka( Procurement Unit Heads).<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"SW\">Mashruucan oo ah tayaynta iyo shaqo qorista qaar ka mid ah Wasaaradaha iyo Hay\u2019adaha Dowladda Puntland ayaa \u00a0qayb ka ah balanqaadkii Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ee ahaa in dib u habayn lagu sameeyo Shaqalaha rayidka ee Dowladda-Puntland si shacabka loogu gudbiyo adeeg hufan(Better Service Delivery) sidoo kale waa fursad shaqo abuur oo loo samaynayo dhalinyarada reer Puntland ee wax ku baratay dalka iyo dibadaba.<\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5d4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-23717\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5d4.jpg\" alt=\"227-5d4\" width=\"640\" height=\"426\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5d4.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5d4-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5d4-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5d4-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5d4-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5d5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-23718\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5d5.jpg\" alt=\"227-5d5\" width=\"640\" height=\"426\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5d6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-23719\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5d6.jpg\" alt=\"227-5d6\" width=\"640\" height=\"426\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5d7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-23720\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5d7.jpg\" alt=\"227-5d7\" width=\"640\" height=\"426\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5d8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-23721\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5d8.jpg\" alt=\"227-5d8\" width=\"640\" height=\"426\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5d8.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5d8-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5d8-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5d8-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5d8-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019ada shaqalaha rayidka ah ee Dowladda Puntland (Puntland Civil Service Commission) oo qaaday waraysi shaqo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23716","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1051,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23716","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23716"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23716\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23722,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23716\/revisions\/23722"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23716"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23716"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23716"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}