{"id":23730,"date":"2016-07-12T22:46:37","date_gmt":"2016-07-12T20:46:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23730"},"modified":"2016-07-12T22:46:37","modified_gmt":"2016-07-12T20:46:37","slug":"puntland-oo-ka-mid-noqotay-20-dawladdood-oo-qayb-ka-ah-barnaamij-ku-saabsan-doorashooyinka-maraykanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23730","title":{"rendered":"Puntland oo ka mid noqotay 20 dawladdood oo qayb ka ah barnaamij ku saabsan doorashooyinka Maraykanka"},"content":{"rendered":"<p>Waaxda arrimaha dibadda dalka Maraykanka ayaa Agaasimaha Guud ee madaxtooyada dawladda Puntland Deeq Saleebaan Yuusuf ku casuntay barnaamij wax lagaga baranayo doorashada dalka maraykanka, kaas oo lasoo marsiiyey safaarada Mareykan ee magaalada Nairobi \u00a0ee dalka Kenya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/197-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-23308\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/197-2.png\" alt=\"197-2\" width=\"449\" height=\"299\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/197-2.png 2000w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/197-2-300x200.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/197-2-768x512.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/197-2-1024x682.png 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/197-2-292x195.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/197-2-638x425.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/197-2-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 449px) 100vw, 449px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Barnaamijkaan oo sannadkiiba mar lagu qabto xarunta looga arrimiyo dalka maraykan ee magaalada Washington ayaa wuxuu socon doonaa muddo labo asbuucah, waxaana lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay safaaradda maraykan ee Nairobi in ay ka faa\u2019iidaysan doona 20 qof oo ka kala socda dalalka caalamka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5d9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-23731\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5d9.jpg\" alt=\"227-5d9\" width=\"295\" height=\"272\" \/><\/a><\/p>\n<p>Deeq Saleebaan Yuusuf agaasimaha guud ee Madaxtooyada dawladda Puntland oo matalaya dawladda Puntland ayaa ah qofka keliya ee ka socda dalka Soomaaliya wuxuuna booqan doonaa shan gobol oo ka tirsan dalkaasi maraykan, \u00a0waxaana booqasho loo gayn doonaa qaar ka mid ah xarumaha looga taliyo dalka Maraykanka si\u2019 uu wax uga ogaado hannaanka doorashada dalkaasi maraykan ee dhici doonta sannadkaan dhammaadkiisa.<\/p>\n<p>Arrimaha ay wax ka ogaan doonaan kasoo qayb galayaasha barnaamijka lagu magacaabo \u201cMashruuca Hogaamiyayaasha iyo siyaasiyiinta Da\u2019da yar\u201d ayaa waxaa ka mid ah doorka ay siyaasadda ku leeyihiin hogaamiyayaasha da\u2019da yar yar iyo xiriirka shacabka iyo dawladda ee ku aaddan doorshada kusoo wajahan dalkaas.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa lagu sheegay in dhammaan kasoo qayb galayaashu fursad u heli doonaan inay booqashadan waxbadan kasoo \u00a0faa\u2019iidaysantaan \u00a0muddada uu socdo barnaamijku.<\/p>\n<p>Barnaamijka Hogaamiyayaasha iyo Siyaasiyiinta Da\u2019da Yar ayaa waxaa la aas-aasay 1940-kii, waxaana ilaa iyo hadda ka qayb galay 50 shiqsi oo ku guulaystay billadda caalamiga ah ee \u201cNabada\u201d iyo in ka badan 335 hoggaamiye oo Madax kasoo noqday dawladaha Caalamka iyo agaasimayaal madaxtooyo oo ka kala socda dalalka caalamka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waaxda arrimaha dibadda dalka Maraykanka ayaa Agaasimaha Guud ee madaxtooyada dawladda Puntland Deeq Saleebaan Yuusuf&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23308,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23730","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1239,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23730","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23730"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23730\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23732,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23730\/revisions\/23732"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/23308"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23730"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23730"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23730"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}