{"id":23734,"date":"2016-07-13T12:00:14","date_gmt":"2016-07-13T10:00:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23734"},"modified":"2016-07-13T12:00:14","modified_gmt":"2016-07-13T10:00:14","slug":"liiska-golaha-deeagaanka-degmada-gaalkacyo-oo-maanta-la-soo-bandhigayao","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23734","title":{"rendered":"Liiska Golaha deeagaanka degmada Gaalkacyo oo maanta la soo bandhigayao"},"content":{"rendered":"<div class=\"appyet_title appyet_title_read\">13 July 2016 (Puntlandes)\u00a0Guddiga hagaajinta iyo dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo ayaa maanta waxaa\u00a0la filayaa inay ku dhawaaqaan liiska xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo.<\/div>\n<div class=\"appyet_title appyet_title_read\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-9a11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-23343\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-9a11.jpg\" alt=\"226-9a11\" width=\"545\" height=\"409\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-9a11.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-9a11-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-9a11-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-9a11-1024x768.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-9a11-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-9a11-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-9a11-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-9a11-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-9a11-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 545px) 100vw, 545px\" \/><\/a><\/div>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in Guddiga dhismaha Golaha Deegaanka ay maanta qabanaya shir jiraa\u2019id oo ay ku shaacinayaan liiska xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo oo ah 27 xubnood kuwaasoo buuxiyay sharuudihii laga doonayey\u00a0cida u tartamaysa Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Waxaa dhanka kale\u00a0lagu wadaa in maalinta berri ah ama maalinta ku xigta loo qabto doorashada Duqa Gaalkacyo iyo ku xigeenkiisa.<\/p>\n<p>Golahaan cusub ee deegaanka ayaa ka duwan kuwii hore ee ku caan baxay Musuqmaasuq iyo waxqabafd la&#8217;aan, waxaana kuwan lagu soo xulay Aqoon iyo Sumcad ay Bushada ku dhex leeyihiin.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 4tii\u00a0Juky\u00a0kala diray Golihii hore ee Deegaanka Gaalkacyo kadib markii lagu eedeeyay inay kasoo bixi waayeen waajibaadkodoa shaqo iyo Muqusmaasuq.<\/p>\n<p><strong>Puntlandi,com<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 July 2016 (Puntlandes)\u00a0Guddiga hagaajinta iyo dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo ayaa maanta waxaa\u00a0la filayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23343,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23734","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1542,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23734","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23734"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23734\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23737,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23734\/revisions\/23737"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/23343"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23734"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23734"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23734"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}