{"id":23756,"date":"2016-07-13T15:57:18","date_gmt":"2016-07-13T13:57:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23756"},"modified":"2016-07-13T15:57:59","modified_gmt":"2016-07-13T13:57:59","slug":"osman-fagaase-oo-maanta-ku-dhawaaqay-musharaxnimadiisa-duqa-degmada-galkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23756","title":{"rendered":"Osman Fagaase oo maanta ku dhawaaqay Musharaxnimadiisa Duqa Degmada Galkacyo"},"content":{"rendered":"<p>13 July 2016 (Puntlandes) Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo uga dhawaaqay musharaxnimada Duqa Degmada Galkacyo Osman Salaad Fagaase\u00a0 oo ah ganacsade si weyn looga yaqaan magaalada Gaalkacyo,\u00a0 dhawaana ka soo noqday dalka Maraykanka oo uu ku noolaa sanadiihii ugu danbeeyey.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-6a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-23742\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-6a.jpg\" alt=\"227-6a\" width=\"629\" height=\"472\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-6a.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-6a-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-6a-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-6a-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-6a-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-6a-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-6a-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-6a-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 629px) 100vw, 629px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Duqa Degmada Gaalkacyo ayaa waxaa tartan ugu jira musharixiin dhawr ah oo dhamaantood ka tirsan Golaha cusub ee Deegaanka Degmada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Osmaan ayaa faah faahin ka bixiyey qorshihiisa hadii u ku guulaysto xilka Duqa magaalada, isagoona sheegay ugu horayn inuu wax ka qaban doono Musuq maasuqa daashada Degmada Gaalkacyo, kor u qadida bilicda magaalada, ka shaqaynta Horumar lixaad wayn oo ay ku tilaabsato Degmada Gaalkacyo iyo Inuu Amniga Degmada kala shaqaynayo Hay\u2019adaha kala duwan ee Amniga u xilsaaran.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cMagaalada Gaalkacyo waxaan ku noolaa mudo ku dhow 20 sano, waxaana ka mid ahay ganacsatada magaaladda,\u00a0 marna waxaan soo noqday xubin ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo, waxaana xariir dhow la leeyahay qaybaha kala duwan ee bulshada, sida Ganacsatada, Culumaa u diinka, Siyaasiyiinta, Haweenka iyo dhalinyarada, xaqiiqdii kaligay wax ma qaban karo balse hadii aan gacan ka helo Bulshada waxaan rumaysanahay in aan si dhakhso ah usoo celinayo Adeegyada aasaasiga ah ee daruuriga u ah bulshada Degmada Gaalkacyo\u201d ayuu sheegay Osmaan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Osmaan oo sii hadlaya ayaa yiri \u201cDhibaatoyinka ugu balaaran ee hada ka jira Galkacyo waa dhanka Amnigu, waana laf dhabarta horumarka bulshada, waxaana ku shaqo leh soo celintiisa Hay\u2019adaha Amniga qaabilsan, kaalinta uga aadan Duqa magaalada waa inaan kala qayb qaadano xaqiijinta Amniga dhamaan laamaha ay khusayso, waxaana dadaal u galayaa hadii la i doorto in aan la imaado qorshe cusub oo magaalada amniga kala qayb qaadanyno Hay\u2019adaha kala duwan ee Amniga u xilsaaran\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhawaan ayaa, 4tii July 2016, madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas wuxuu kala diray Golihii Deegaanka ee Degmada Gaalkacyo, wuxuuna qoraal ku soo saaray in mudo todobaad gudihiisa lagu soo xulu xubanaha Cusub ee Golaha Deegaanka\u00a0Degmada Gaalkacyo oo ka kooban 27 xubnood.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 July 2016 (Puntlandes) Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo uga dhawaaqay musharaxnimada Duqa Degmada Galkacyo Osman&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23742,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23756","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2391,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23756","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23756"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23756\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23758,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23756\/revisions\/23758"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/23742"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23756"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23756"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23756"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}