{"id":23776,"date":"2016-07-14T12:48:21","date_gmt":"2016-07-14T10:48:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23776"},"modified":"2016-07-14T12:48:36","modified_gmt":"2016-07-14T10:48:36","slug":"igad-oo-dhexdhexaadin-ka-bilowday-maamulada-bakool-sare-kgs","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23776","title":{"rendered":"IGAD oo dhexdhexaadin ka bilowday maamulada Bakool Sare &#038; KGS"},"content":{"rendered":"<p>14 July 2016 (Puntlandes) Wafdi ka socda IDAG oo uu hogaaminayey\u00a0wakiilka uruur goboleedka IGAD ee Soomaaliya Am Maxamed Cabdi Afeey ayaa shalay gaaray magaalada Ceel-Barde ee gobolka Bakool, si ay uga bilaabaan wadahadal maamulka Bakool Sare iyo kan KGS.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-6c.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-23777\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-6c.jpg\" alt=\"227-6c\" width=\"535\" height=\"357\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wafdi ayaa dhanka kale waxaa ka mid ahaa Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta DFS\u00a0Maxamed Jaamac Mursal \u201cGeelle\u201d \u00a0oo kasoo jeeda degaanadaas.<\/p>\n<p>Maamulka Bakool Sare ayaa ka kooban\u00a0degmooyinka kala ah Ceel-Barde, sida Yeed iyo Aato, waxay ka go&#8217;een maamulka KGS ee Shariif Xasan Maxadaweynaha ka yahay tabasho darteed.<\/p>\n<p>Danjiraha Ururu Gobaleedka IGAD, Mudane Maxamed Cabdi Afeey ayaa sheegay in ahmiyad gaar ah ay leeyihiin in wada hadal lagu dhameyo khilaafka u dhexeeya bulshada iyo siyaasiyiinta Bakool Sare iyo Dowlad Gobaleedka Koofur Galeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Danjire Afeey, wuxuu kulanka ka sheegay in IGAD ay fududeeneyso wadahadalka dhex mari doona siyaasiyiinta deegaanka Ceelbarde iyo dowlad gobaleedka Koofur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 July 2016 (Puntlandes) Wafdi ka socda IDAG oo uu hogaaminayey\u00a0wakiilka uruur goboleedka IGAD ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23776","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1148,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23776","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23776"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23776\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23779,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23776\/revisions\/23779"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23776"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23776"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23776"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}