{"id":23782,"date":"2016-07-14T14:15:28","date_gmt":"2016-07-14T12:15:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23782"},"modified":"2016-07-14T14:15:42","modified_gmt":"2016-07-14T12:15:42","slug":"shir-beesha-hawiye-ku-qabsan-lahayd-saaka-muqdisho-oo-xasan-sheekh-joojiyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23782","title":{"rendered":"Shir beesha Hawiye ku qabsan lahayd saaka Muqdisho oo Xasan Sheekh joojiyay"},"content":{"rendered":"<article id=\"post-49803\" class=\"post-49803 post type-post status-publish format-standard has-post-thumbnail hentry category-wararka\">\n<div class=\"entry-content\">\n<p>14 July 2016 (Puntlandes) Shir ay beesha Hawiye ku qabsan lahayd saaka magaalada Muqdisho ayaa waxaa Hor istaagay madaxweynaha DFS\u00a0Xasan Sheekh. Shirka ayaa saaka ka dhici lahaa Hotelka Maka Al-Mukarama ayna\u00a0isugu yimaadeen waxgarad, odayaal iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Beelaha Hawiye ayaa la joojiyo waxaana joojiyey shirka\u00a0Ciidamada ammaanka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-9a10.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-21718\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-9a10.jpg\" alt=\"223-9a10\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-9a10.jpg 660w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-9a10-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-9a10-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-9a10-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-9a10-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shirkan ayaa waxaa looga hadli lahaa arrimaha Doorashooyinka dalka ka dhacaya iyo waxqabadka Madaxweyne Xasan Sheekh afartii sano ee uu xilka hayay, iyadoo qaban qaabiyeyaasha shirka ay sheegeen inay uga soo horjeedaan fara gelin uu Madaxweynaha ku haayo Beelaha Hawiye.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah dadkii ka qeyb galayay shirka ayaa u sheegay Warbaahinta in markii la isugu yimid Hotelka ay u yimaadeen saraakiil ka tirsan Laamaha ammaanka, kuna war geliyeen in shirka la joojiyo xaalad amni awgeed.<\/p>\n<p>Intaas kadib ayaa waxaa soo baxday in Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo la sheegay in lala bartilmaameedsan rabay Hotelka Maka Al-Mukarama ay qabteen Ciidamada Nabadsugida, waxaana kadib lagu kala dareeray Hotelka markii warkaas uu soo baxay.<\/p>\n<p>Afhayeenka Gobolka Banaadir C\/fataax Cumar Xalane oo la hadlay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamada Nabadsugida ay qabteen gaari waxyaabaha qarxa laga buuxiyay iyo ninkii waday oo su\u2019aalo la weydiinayo.<\/p>\n<p>Shirka ka dhici lahaa Hotelka Maka Al-Mukarama ee looga hadlayay xaalada dalka ayaa waxaa la sheegay in abaabulkiisa ay lahaayeen Guddoomiyaha Dhaqanka Beesha H\/gidir Abuukar Ganey iyo Boqor Cabdullaahi Geeddi Shadoor.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n<\/article>\n<div class=\"ad5\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 July 2016 (Puntlandes) Shir ay beesha Hawiye ku qabsan lahayd saaka magaalada Muqdisho ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22135,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23782","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1475,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23782","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23782"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23782\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23783,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23782\/revisions\/23783"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/22135"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23782"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23782"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23782"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}