{"id":23792,"date":"2016-07-14T18:34:34","date_gmt":"2016-07-14T16:34:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23792"},"modified":"2016-07-14T18:37:46","modified_gmt":"2016-07-14T16:37:46","slug":"madaxwayne-siilanyo-oo-digreeto-ku-magacaabay-todobada-degmo-oo-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23792","title":{"rendered":"Madaxwayne Siilanyo Oo Digreeto Ku Magacaabay Todobada Degmo oo cusub"},"content":{"rendered":"<p>14 July 2016 (Puntlandes) Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa maanta digreeto ku magacaabay todoba degmo oo kamida gobolada Somaliland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-6c2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-23793\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-6c2.jpg\" alt=\"227-6c2\" width=\"496\" height=\"368\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Waxaana digreetada lagu magacaabay degmooyinku ay u dhignayd sida tan<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4090\/072016 ku magacaabay todoba Degmo oo Cusub.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu:-<\/p>\n<p>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qodobka 90aad iyo Qodobka 109aad, Faqraddiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qodobka 10aad ee Xeerka Gobollada iyo Degmooyinka oo tilmaamaya wax-ka-beddelidda Qaab-dhismeedka Dalka;<\/p>\n<p>Markuu Tixgeliyey:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Codsiyada ka yimid Madax-dhaqameedyada, Waxgaradka, Culimada iyo Odayaasha Deegaanka;<\/p>\n<p>Markuu Tixgeliyey:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Baahida loo qabo in Degaanka Geba-gebo loo magacaabo Degmo cusub;<\/p>\n<p>Markuu Dhegeystay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha;<\/p>\n<p>Wuxuu go\u2019aansaday;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ul>\n<li>In uu Balli-mataan\u00a0 u magacaabo Degmo, taasi oo ka tirsanaan doonta Gobolka Maroodi-jeex.<\/li>\n<li>In uu Geba-gebo\u00a0 u magacaabo Degmo, taasi oo ka tirsanaan doonta Gobolka Togdheer.<\/li>\n<li>In uu Faqayuub\u00a0 u magacaabo Degmo, taasi oo ka tirsanaan doonta Gobolka Togdheer.<\/li>\n<li>In uu Shaxda u magacaabo Degmo, taasi oo ka tirsanaan doonta Gobolka Xaysimo.<\/li>\n<li>In uu Wadaamagoo\u00a0 u magacaabo Degmo, taasi oo ka tirsanaan doonta Gobolka Saraar.<\/li>\n<li>In uu Adhi-cadeeye\u00a0 u magacaabo Degmo, taasi oo ka tirsanaan doonta Gobolka Sool.<\/li>\n<li>In uu Gumburaha u magacaabo Degmo, taasi oo ka tirsanaan doonta Gobolka Hawd.<\/li>\n<\/ul>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 July 2016 (Puntlandes) Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa maanta digreeto ku magacaabay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23792","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1196,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23792","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23792"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23792\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23795,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23792\/revisions\/23795"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23792"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23792"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23792"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}