{"id":23814,"date":"2016-07-15T00:13:06","date_gmt":"2016-07-14T22:13:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23814"},"modified":"2016-07-15T00:17:30","modified_gmt":"2016-07-14T22:17:30","slug":"dhageyso-aqoonyahan-sheiknor-abukar-qassim-oo-ka-hadlaya-musuq-maasuq-habacsanaan-baahsan-oo-jira-koonfur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23814","title":{"rendered":"Dhageyso: Aqoonyahan Sheiknor Abukar Qassim oo ka hadlaya, Musuq Maasuq &#038; Habacsanaan Baahsan oo Jira Koonfur Galbeed"},"content":{"rendered":"<p>15 \u00a0July 2016 (Puntlandes) Sheiknor Abukar Qassim oo Ka mid ah Aqoonyahnada Degaanada Kooonfur Galbeed Soomaaliya isla markaana Degan Dalka Mareykanka oo Xog ogaal u ah Koonfayaa ka Hadley Siyaasadda Guud Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Dhaqaallaha, Amniga iyo weliba Dhibaatooyinka ka taagan Gobolka Shabellaha Hoose.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-6c7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-23816\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-6c7.jpg\" alt=\"227-6c7\" width=\"453\" height=\"302\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-6c7.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-6c7-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-6c7-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-6c7-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-6c7-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-6c7-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 453px) 100vw, 453px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Aqoonhayanka oo wareysi gaar ah uu siyey saxaafada\u00a0ayaa sheegey in rajadii laga filayey Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay sii quuseyso, isla markaana ay jiraan Habacsanaan oo ka jiro Hay\u2019adaha Dowlada, Sida Baarlamanka, isgoona xusey in ilaa iyo haatan uuysan jirin Madaxweyne ku xigeenka Dowlada waxa uu tilmaamey in Madaxda Koonfur Galbeed Soomaaliya ay ku masquuleen Doorashadda 2016 iyo dano gaar ah waa sida hadalka u dhige ee.<\/p>\n<p>Waxa uu Hoosta Ka Xariiqey Aqoonyanahanku in dhaqaalle la doonayey oo 5 sano ee soo socto dib u dhisyo looga sameyn lahaa Degaanada,\u00a0 Kaabiyaasha Dhaqallaha iyo Hay\u2019adaha Dowlada isla markaana uu u soo bandhigey Bank Aduunka ay buuxin waydey Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201c rajadii laga qabey maamulka ma aysan dhicin, waxa jiro Hubacsanaan Dhanka Maaliyada, Amniga, siyaasadda, Koonfur Gabeed Soomaaliya waxay ku fashilantey Sharuudo uu soo bandhigey Bank Aduunka oo dhaqaalle lagu siin lahaa, isla markaan Jubbaland ay buuxsiyey, Hanaan Maaliyadeed oo la hubo malahan, Maamulkii oo dhan waxa uu ku soo koobmey Halka Qoys\u201d ayuu yiri Aqoonyahan Sheekh Nuur Abukar Qaasim.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii ayuu Aqoonyahanad ugu baaqay Aqoonyahanada, Baarlmanka, Siyaasadiiyiin, Odayaasha dhaqanka iyo Haweenka in ay ku dadaalaan wax wada qabsi iyo in mar weliba ay la xisaabtamaan Madaxda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si aysan Maamulku u noqon jarjaro lagu gaaro Doorashada 2016.<\/p>\n<p>Halkan Ka Dhageyso Wareysi.<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-23814-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/A_aqoonyahan_Sheiknor_Abukar_Qassim_14.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/A_aqoonyahan_Sheiknor_Abukar_Qassim_14.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/A_aqoonyahan_Sheiknor_Abukar_Qassim_14.mp3<\/a><\/audio>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 \u00a0July 2016 (Puntlandes) Sheiknor Abukar Qassim oo Ka mid ah Aqoonyahnada Degaanada Kooonfur Galbeed&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23816,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23814","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2566,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23814","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23814"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23814\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23819,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23814\/revisions\/23819"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/23816"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23814"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23814"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23814"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}