{"id":23975,"date":"2016-07-17T14:02:05","date_gmt":"2016-07-17T12:02:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23975"},"modified":"2016-07-17T14:02:05","modified_gmt":"2016-07-17T12:02:05","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-sameysaneysa-maraakiib-ilaalisa-xeebaha-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23975","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo Sameysaneysa Maraakiib ilaalisa Xeebaha Dalka"},"content":{"rendered":"<p>17 July 2016 (Puntlandes) Dowaladda Soomaaliya ayaa samaysanaysa maraakiib ilaalisa Xeebaha Dalka iyada oo hada ay socoto Samaynta Maraakiib\u00a0gaaraysa ilaa lix markab oo ah kuwa loogu tala Galay ilaalada Xeebaha<\/p>\n<p>Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Dr Ali Sa\u201did Faqi oo booqanaayey Goobta lagu diyaarinaayo Maraakiibta ,ayaa waxaa uu sheegay in ay guul taariikh ah u tahay Soomaaliya in loo sameeyo Maraakiib Ilaalisa Xeebaha Dalka kana ilaalisa wax walbo oo halis ku ah Soomaaliya\u00a0 ee ka yimaada dhanka badda.<\/p>\n<p>Ali Faqi ayaa waxaa uu sheegay in Hadii lagu guuleysto Sameynta Marakiibtaan oo hada howsheeda ay socoto in ay amaanka xeebaha wax ka qaban dooonaan sida burcadbadeedka Argigixisada kuwa hubka sharcidarada Soogalinaya Dalka iyo waliba ku wa kaluumeysiga sharcidarada ah ka wada Biyaha Soomaaliya .<\/p>\n<p>Danjire Cali Faqi ayaa waxaa sidookale uu sheegay in Heshiiska dhexmaray Dowladda Soomaaliya iyo Shirkadda (Atlantic marine offshore) ee fadhigeedu yahay wadanka Holland uu jiro\u00a0 in la tababaraayo Ciidamadii marakiibta ku shaqeynlahaa oo tabarkoodana uu qaadan doono Muddo Ku siman 5 ilaa 7 sano\u00a0 kadibana ay la wareegaan howlaha Maraakiibtaasi.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa ayaa heshiiis la gashay shirkada hada ku howladan Samaynta Maraakiibtaan taas oo la yiraahdo Atlantic marine offshore28 bihii Julay 2013, heshiiska maraakiibtaan Soomaaliya loogu sameeyo, waxaana Somaaliya u saxiixay Wasiir kii Hore ee Gaashaandhiga Abdihakim Mohamoud Haji-Faqi ,iyadoo goobjoogna ay ka ahaayeen Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Shiikh Maxamuud iyo Ra\u201diisulwasaarihii Xiligaas Dr Sacid Farax shirdoon,kaas oo ka dhacay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/IMG_9437.jpg\" alt=\"IMG_9437\" width=\"636\" height=\"424\" \/><\/p>\n<p style=\"text-align: left;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/IMG_9466.jpg\" alt=\"IMG_9466\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/p>\n<p style=\"text-align: left;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/IMG_9468.jpg\" alt=\"IMG_9468\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/p>\n<p style=\"text-align: left;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/IMG_9485.jpg\" alt=\"IMG_9485\" width=\"643\" height=\"429\" \/><\/p>\n<p style=\"text-align: left;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/IMG_9411.jpg\" alt=\"IMG_9411\" width=\"649\" height=\"433\" \/><\/p>\n<p style=\"text-align: left;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/IMG_9412.jpg\" alt=\"IMG_9412\" width=\"650\" height=\"434\" \/><\/p>\n<p style=\"text-align: left;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/IMG_9443.jpg\" alt=\"IMG_9443\" width=\"654\" height=\"437\" \/><\/p>\n<p style=\"text-align: left;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/IMG_9464.jpg\" alt=\"IMG_9464\" width=\"657\" height=\"438\" \/><\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 July 2016 (Puntlandes) Dowaladda Soomaaliya ayaa samaysanaysa maraakiib ilaalisa Xeebaha Dalka iyada oo hada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23977,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23975","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1266,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23975","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23975"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23975\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23978,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23975\/revisions\/23978"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/23977"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23975"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23975"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23975"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}