{"id":24013,"date":"2016-07-17T22:13:19","date_gmt":"2016-07-17T20:13:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=24013"},"modified":"2016-07-17T22:58:13","modified_gmt":"2016-07-17T20:58:13","slug":"shirkii-madaxda-hogaamiyayaasha-qaranka-oo-balansanaa-maanta-17ka-oo-dib-ugu-dhacay-29ka-july","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=24013","title":{"rendered":"Shirkii Madaxda Hogaamiyayaasha Qaranka oo lagu balansanaa maanta 17ka oo dib ugu dhacay 29ka July"},"content":{"rendered":"<p>17 July 2016 (Puntlandes) Shirkii Madaxda Hogaamiyayaasha Qaranka ee balantu ahayd inuu Furmo\u00a0maanta oo ay taariikhdu tahay 17ka July ayaa waxaa ku yimid dib u dhac.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/2223-1a4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-23584\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/2223-1a4.png\" alt=\"2223-1a4\" width=\"250\" height=\"202\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in Shirka Madaxda Hogaamiyayaasha Qaranka uu dib ugu dhacay 29ka July, taasoo ay ka dhiman tahay 12 Cisho.\u00a0Shirkan oo lagu go&#8217;aamiyey <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22996\" target=\"_blank\"><span style=\"color: #0000ff;\">Baydhabo<\/span> <\/a>inuu noqdo kan ugu dambeeya uuna qabsoomo 17-20 July, ayuusan suurto gelin inuu qabsoomo Maanta oo ay balantu ahayd inuu furmo.<\/p>\n<p>Waxaa ummada soomaaliyeed ay ogyihiin in madaxeweyne Xasan Sheekh uu ka qayb galayo shirka AU ee socda magaalada Kigali ee caasimadda Rwanda.<\/p>\n<p>Dhanka kale uma suurtoobin inay hesho \u00a0Warbaahinta Puntlandes sababta dhabta ah ee ka dambaysay in Shirka uu dib u dhac ku yimaado.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 July 2016 (Puntlandes) Shirkii Madaxda Hogaamiyayaasha Qaranka ee balantu ahayd inuu Furmo\u00a0maanta oo ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-24013","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1394,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24013","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=24013"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24013\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24017,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24013\/revisions\/24017"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=24013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=24013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=24013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}