{"id":24063,"date":"2016-07-18T20:26:26","date_gmt":"2016-07-18T18:26:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=24063"},"modified":"2016-07-18T20:32:22","modified_gmt":"2016-07-18T18:32:22","slug":"dhagayso-faahfaahin-dagaalkii-ka-dhacay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-sanaag","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=24063","title":{"rendered":"Dhagayso: Faahfaahin Dagaalkii ka dhacay Deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag"},"content":{"rendered":"<p>18 July 2016 (Puntlandes) Ciidanka Difaaca Puntland iyo kuwa Soomaaliland ayaa maanta ku dagaalamay deegaamo dhowr ah oo katirsan gobolada Sanaag iyo Haylaan, kadib markii ay Soomaaliland usoo dirtay Deegaanadaas ciidamo.<\/p>\n<p>Dhagayso Warbixino<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-24063-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/A_adagaal_18.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/A_adagaal_18.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/A_adagaal_18.mp3<\/a><\/audio>\n<p>Dagaalka ayaa waxaa ugu cuslaa sida aan wararka ku helnay kii ka dhacay deegaanka BoodaCadd oo Xiin-galool iyo Dhahar u dhexeeya.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaas ku daraya in ay Dawalada Puntland ay halkaasi ku daadguraysay ciidamo, waxaa kaloo halkaas garaay Wasiirka Arimaha Gudaha Axmed LKaraash iyo wasiirka xanaanada xoolaha Puntland Candi Jamaal.<\/p>\n<p>Gobalka Sanaag ayaa waxaa kuwada sugan waftiyo ka wada socda Puntland iyo Somaliland, kuwaas oo iskugu jira Wasiiro, Xildhibaano iyo saraakiil sare.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-8c1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-24022\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-8c1.jpg\" alt=\"227-8c1\" width=\"308\" height=\"164\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-8c1.jpg 308w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-8c1-300x160.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-8c1-292x155.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-8c1-190x100.jpg 190w\" sizes=\"auto, (max-width: 308px) 100vw, 308px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Soocadde ayaa sheegay inay Spmaliand kusoo duushay Puntland ayna Afduubatay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland<\/p>\n<p>Dhagayso Wasiir Soocadde<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-24063-2\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/A_adagaal_soocadde_18.mp3?_=2\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/A_adagaal_soocadde_18.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/A_adagaal_soocadde_18.mp3<\/a><\/audio>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhanaca kale waxaa warbixin ka diyaarisay idaacda VOA iyadoo ku waraysatay mas&#8217;uuliyiin kala duwan, hoos ka dhagayso Warbixinta VOA. wasiirka Gaashaandhiga Somaliland ayaa ka mida Mas&#8217;uuliyiinta ay waraysatay VOA.<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-24063-3\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/b42895ab-ea11-4292-9544-621c6e251558.mp3?_=3\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/b42895ab-ea11-4292-9544-621c6e251558.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/b42895ab-ea11-4292-9544-621c6e251558.mp3<\/a><\/audio>\n<p>Colaada iyo dagaaladan ayaa ka abuurmay kadib markii ay Somaliland halkaas ka bilawday diiwaangelinta.<br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 July 2016 (Puntlandes) Ciidanka Difaaca Puntland iyo kuwa Soomaaliland ayaa maanta ku dagaalamay deegaamo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24022,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-24063","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1340,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24063","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=24063"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24063\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24069,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24063\/revisions\/24069"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/24022"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=24063"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=24063"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=24063"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}