{"id":24210,"date":"2016-07-21T11:04:26","date_gmt":"2016-07-21T09:04:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=24210"},"modified":"2016-07-21T11:06:01","modified_gmt":"2016-07-21T09:06:01","slug":"madaxwaynaha-turkiga-oo-ku-dhawaaqay-xaalad-deg-deg-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=24210","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Turkiga oo ku Dhawaaqay Xaalad Deg Deg Ah"},"content":{"rendered":"<p>21 July 2016 (Puntlandes) Kadib markii uu Madaxweynaha Turkiga \u00a0Rajab Dayib Erdogan uu kulan la qaatay xubnaha Golihiisa Wasiirada iyo guddiga amniga Qaranka, ayaa waxa u raagga wararka fidiya u qabtay shir jara\u2019id, uu kaga dhawaaqay inuu dalka geliyay Qaanuun xaalaad deg deg ah, sida uu sheegay lagu sugayo amniga dalka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-10a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-24108\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-10a.jpg\" alt=\"227-10a\" width=\"599\" height=\"336\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wuxuuna intaa raaciyay inuusan Qaanuunkaa wax cabaurin ah u geysaneyn, xuriyada hadalka,waana markii ugu horeysay Taariikhda Turkiga, go\u2019aan noocan ah lagu soo rogo dalka Turkiga ka gadaal isku daygii \u00a0Inqqilaabkii Fashilmay.<\/p>\n<p>Sida ay faafisay Wakaaladda Wararaka Turkiga Anadol, Madaxweynuhu, wuuxuu go\u2019aanka Xaaladda\u00a0 deg degga ah ee uu dalka Turkiga ku soo rogay, u cuskaday isla markaana waafijiyay qodobka 120-aad ee Dastuurka dalkaasi, kaasoo xusaya hadii amniga dalka uu qalqalgalo uu Madaxweynuhu xaq u leeyahay inuu qaado Talaabo noocan ahi.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 July 2016 (Puntlandes) Kadib markii uu Madaxweynaha Turkiga \u00a0Rajab Dayib Erdogan uu kulan la&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-24210","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1164,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24210","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=24210"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24210\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24211,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24210\/revisions\/24211"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=24210"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=24210"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=24210"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}