{"id":24400,"date":"2016-07-24T17:43:22","date_gmt":"2016-07-24T15:43:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=24400"},"modified":"2016-07-24T17:43:22","modified_gmt":"2016-07-24T15:43:22","slug":"dhagayso-maxkamada-ciidamada-somaliland-oo-8-ruux-ku-xukuntay-dil-toogasho-xubno-kale-oo-ay-ku-xukuntay-xabsi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=24400","title":{"rendered":"Dhagayso: Maxkamada Ciidamada Somaliland oo 8 ruux ku xukuntay dil toogasho &#038; xubno kale oo ay ku xukuntay Xabsi"},"content":{"rendered":"<p>24 July 2016 (Puntlandes) Eedaysanaayaal ahaa 11 ayaa Waxa Maxkamada ciidamada militeriga Somaliland ay ku xukuntay\u00a08 qof oo kamida eedaysanayaashan dil toogasho ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/228-2e1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-24401\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/228-2e1.jpg\" alt=\"228-2e1\" width=\"548\" height=\"299\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaan maxkamada ciidamada Militeriga go\u2019aan ay soo saartay saaka ku sheegtay in 8 kamida eedaysanayasha lagu xukumay dil toogasho ah\u00a0kuwaassi oo ahaa nimankii fuliyay dilka taliye Casayr, sidoo kalena waxay maxkamadu xoriyadoodii usoo celisay laba eedaysane.<\/p>\n<p>Dhanka\u00a0kalena wararka ayaa sheegaya in Maxkmada ciidamada militerigu ay 8 nin oo kalena ku xukuntay ganaax xadhig ciqaabeed ah kuwaasi oo ay sheegtay inay weerareen deegaan ku yaala gobolka saaxil.<\/p>\n<p>Waxana dhagaysiga maxkamada eedayashayaashan kasoo xaadirey 6 eedaysane halka shan kale ka maqnaayeen laakin xukunku uu ku dhacay.<\/p>\n<p>Eedaysanaayaashan la xukumay ayaa wax ku jira gudoomiye ku xigeenkii hore ee gobolka saaxil mudane Xaamuud oo isagu ahaa ninkii ay wada socdeen gaadhigana wada fuushanaayeen taliyaha markii lasoo weeraray dilkana loo gaystay, waxaana \u00a0la sheegay in maxkamadu ku xukuntay 8 bilood oo xadhig ciqaabeed ah.<\/p>\n<p>Gabagabadiina maxkamada ciidamada Militeriga Somaliland ee kiiskan gacanta ku haysay ayaa\u00a0amartay in lasoo qabto 5 eedaysane oo ay maxkamadu xukuntay saaka oo aan goob joogayaal ka ahayn dhagaysiga dacwada isla markaana la waayay meel ay jaan iyo cidhib dhigeen.<\/p>\n<p>Dhagayso warbixin ay VOA ka diyaarisay<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-24400-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/0aa21c34-ac10-4dfb-aa12-c9e50893a4ba.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/0aa21c34-ac10-4dfb-aa12-c9e50893a4ba.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/0aa21c34-ac10-4dfb-aa12-c9e50893a4ba.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 July 2016 (Puntlandes) Eedaysanaayaal ahaa 11 ayaa Waxa Maxkamada ciidamada militeriga Somaliland ay ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-24400","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1139,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24400","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=24400"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24400\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24406,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24400\/revisions\/24406"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=24400"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=24400"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=24400"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}