{"id":24442,"date":"2016-07-25T13:07:15","date_gmt":"2016-07-25T11:07:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=24442"},"modified":"2016-07-25T13:07:15","modified_gmt":"2016-07-25T11:07:15","slug":"safaaradda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-la-wareegtay-maamulka-xarumihii-nile-academy","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=24442","title":{"rendered":"Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya oo la wareegtay maamulka xarumihii Nile Academy"},"content":{"rendered":"<p>25 July 2016 (Puntlandes) Sadex iskuul iyo isbitaal oo ay Soomaaliya ku la haayeen hey\u2019adda Nile Academy oo lala xiriiriyay ururka dowladda Turkiga ay ku dartay liiska argagaxisada ee uu hogaamiyo wadaadka fadhigiisu yahay dalka Mareykanka ee Fetullah Gulan ayaa hada waxaa maamulka xarumahaas la wareegay safaaradda Turkiga uu ku leeyahay magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen diblomaasiyiin.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/228-9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-24432\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/228-9.jpg\" alt=\"228-9\" width=\"573\" height=\"322\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya 16 bishan Luulyo waxaa ay joojisay shaqada hey\u2019adda Nile Academy ay ka wadday Soomaaliya markii hey\u2019adda lagu eedeeyay in ay ku lug laheyd afgembigi dhicsoobay ee 15 bishan ka dhacay dalka Turkiga taas oo ka dambeysay codka ka yimid madaxda Turkiga.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa ahaa mid dowladda Soomaaliya ay ku taageereysay xukuumadda Turkiga ee la doortay iyo madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo la isku dayay in xukunka laga qaado.<\/p>\n<p>Waqtigii loo qabtay shaqaalaha hey\u2019adda Nile Academy in ay dalka kaga baxaan ayaa ku ekaa maalintii Sabtida ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Dugsi hoose oo ay gabdhaha wax ka bartaan, dugsi sare oo sidoo kale gabdhaha ay leeyihiin iyo dugsi sare iyo isbitaal oo ay hey\u2019adda Nile Academy ayaa hadda waxaa maamul ahaan hos tagaan safaaradda Turkiga ee Soomaaliya taas oo bilaabatay Axaddii shalay, sida ilo muhiim ah ay ku xaqiijiyeen wakaalada wararka ee Anadolu.<\/p>\n<p>Kadib go\u2019aankii dowladda Soomaaliya, 40 ruux oo u shaqeynayay hey\u2019addaas ayaa bilaabay in ay Soomaaliya ka baxaan ayaga iyo qoysaskooda.<\/p>\n<p>Isbitaalka ay hey\u2019adda Nile Academy ay ku laheyd Soomaaliya waa la xirey dhammaan qalabkii yiileyna waxaa lagu wareejiyay isbitaalka weyn ee \u00a0EX. DIGFEER.<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay degreeto ka soo baxday madaxweynaha dalka Turkiga oo ay daabacday majaladda Gazette maalintii Sabtiga, dowladda Turkiga waxaa ay xirtay 2,000 xarumood oo lala xiriiriyay kooxdii ka dambeysay afgambigii dhicsoobay ee ka dhacay Turkiga 15 kii bishan Luulyo.<\/p>\n<p class=\"entry_title\"><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=24431\" target=\"_blank\">Turkish embassy in Somalia to control Gulen-run schools<\/a><\/span><\/p>\n<p class=\"entry_title\"><span style=\"color: #000000;\">Puntlandes.com<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 July 2016 (Puntlandes) Sadex iskuul iyo isbitaal oo ay Soomaaliya ku la haayeen hey\u2019adda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-24442","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1264,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24442","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=24442"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24442\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24443,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24442\/revisions\/24443"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=24442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=24442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=24442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}