{"id":24541,"date":"2016-07-26T20:56:47","date_gmt":"2016-07-26T18:56:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=24541"},"modified":"2016-07-26T20:56:47","modified_gmt":"2016-07-26T18:56:47","slug":"dhagayso-madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-hambalyo-u-diray-xulka-kubbadda-cagta-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=24541","title":{"rendered":"Dhagayso: Madaxweynaha dawladda Puntland oo hambalyo u diray xulka kubbadda cagta Puntland"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoNormal\">Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa\u00a0 26 July 2016 hambalyo iyo bogaadin u diray xulka kubbadda cagta Puntland oo guul taariikhi ah kasoo hooyey ciyaarihii gobollada dalka ee ka soconayey magaalada Muqdisho isla markaana ku guuleystey hanashada koobkii ay Soomaaliy oo dhammi u tartamaysey .<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-1b5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-24543\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-1b5.jpg\" alt=\"229-1b5\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-1b5.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-1b5-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-1b5-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-1b5-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-1b5-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<div><\/div>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoNormal\">Madaxweynaha ayaa xulkaan Puntland ku ammaanay guusha iyo sharafta ay u soo hooyeen Puntland waxaana uu tilmaamay in ay dawladdiisu abaal marin iyo hab maamuus u samayn doonto xulkaankaan magaca iyo sharafta usoo hooyey Puntland.<\/p>\n<div><\/div>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoNormal\">Madaxweynuhu waxa uu sidoo kale hambalyo u diray xulka kubbadda cagta ee Jubbaland oo la tartamayey xulkii ugu adkaa tartan ciyaareedka ee Puntland, waxaana uu ku ammanay Madaxweynuhu xulka Jubbaland ciyaar wanaagii iyo dedaalkii ay soo bandhigeen.<\/p>\n<div><\/div>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoNormal\">Madaxweynu waxa uu kaloo bogaadin u diray xulalkii maamullada kale ee ku meel-gaarka ah ee dalka ka jira ee kasoo qayb galay tartan ciyaareedkii u dhexeeyey maamullada dalka isla markaana lagu reebay wareegyadii hore iyo kuwii dhexe.<\/p>\n<div><\/div>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoNormal\">ugu dambayn Madaxweynuhu waxa uu tilmaamay in dawladdu ay maamuus iyo soo dhoweyn u samayn doonto \u00a0xulka Puntland iyo koobka ay soo qaadeen, isla markaana si weyn looga dareemi doono dhammaan gobollada Puntland hab maamuuska loo samayn doono xulka Puntland.<\/p>\n<div><\/div>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoNormal\">kumannaan kamid ah dadweynaha reer Puntland ayaa galabta isugu soo baxay fagaarayaasha waaweyn ee dhammaan magaalooyinka Puntland, kuwaas oo u dabbaal degayey guusha lama illaawaanka ah ee ay soo hooyeen xulka Puntland, maalmaha soo socdana waxaa Caasimadda Puntland kasoo degi doona koobkii ay wada naawilayeen guud ahaan maamullada dalka.<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-24541-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Codka-Madaxweynaha-22.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Codka-Madaxweynaha-22.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Codka-Madaxweynaha-22.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa\u00a0 26 July 2016 hambalyo iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24543,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-24541","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1179,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24541","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=24541"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24541\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24544,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24541\/revisions\/24544"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/24543"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=24541"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=24541"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=24541"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}