{"id":24739,"date":"2016-07-31T09:55:58","date_gmt":"2016-07-31T07:55:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=24739"},"modified":"2016-07-31T09:57:47","modified_gmt":"2016-07-31T07:57:47","slug":"breaking-news-weerar-qaraxyo-iyo-mid-toos-ah-oo-lagu-qaaday-xarunta-cid-da-ee-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=24739","title":{"rendered":"BREAKING NEWS: Weerar Qaraxyo iyo mid toos ah oo lagu qaaday xarunta CID-da ee magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>31 July 2016 (Puntlandes) Waxaa goor dhawayd Weerar Ismiidaamin iyo mid toos ahba lagu qaaday xarunta Dambi baarista Booliiska DFS, CID ee magaalada Muqdisho, waxaana xaruntaasi hada laga maqlayaa rasaas xoogan.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-3.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-24327\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-3.gif\" alt=\"226-3\" width=\"407\" height=\"244\" \/><\/a><br \/>\nDableyda Weerarka soo qaaday ayaa labo qarax oo is xigay ku weerareen xarunta CID da ee magaalada Muqdisho, waxayna qaraxyada kadib bilaabeen Weerar toos ah oo ay adeegsanayaan rasaas aad u \u00a0xoogan\u00a0oo qaarkood ay ka dhaceyso gudaha xaruntasi, waxaana iminka socda dagaal aad u kulul.<\/p>\n<p>Goobta la weeraray ee xarunta CID-da waxaa ku xiran maxaabiis dambiyo kala duwan loo heesto, waxayna xaruntaani kutaala kasoo horjeedka Hotelka Saxafi ee kuyaala agagaarka Isgooska KM-4 ee magaalada Muqdisho, waxaa sidoo kale xaruntaasi ay tahay mid mashquul badan.<\/p>\n<p>Wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco Warbaahinta Puntlandes<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>31 July 2016 (Puntlandes) Waxaa goor dhawayd Weerar Ismiidaamin iyo mid toos ahba lagu qaaday&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-24739","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1186,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24739","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=24739"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24739\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24742,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24739\/revisions\/24742"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=24739"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=24739"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=24739"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}