{"id":24841,"date":"2016-08-01T19:00:15","date_gmt":"2016-08-01T17:00:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=24841"},"modified":"2016-08-01T19:00:15","modified_gmt":"2016-08-01T17:00:15","slug":"dhagayso-gudoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-dadban-ee-soomaaliya-oo-sheegay-inuu-ka-socdo-xafiiska-musharax-xasan-sheekh-laakiin-uu-dhexdhexaad-u-noqonayo-musharixiinta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=24841","title":{"rendered":"Dhagayso: Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya oo sheegay inuu ka socdo Xafiiska musharax Xasan Sheekh laakiin uu dhexdhexaad u noqonayo musharixiinta"},"content":{"rendered":"<p>1 Aug 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyonka dadban ee loo yaqaan FIEIT,\u00a0Abuukate Cumar Maxamed Dhagey, oo ahaa Shaqaale ka tirsan xafiiska Musharax Xasan Sheekh ayaa isagoo isku dayaya inuu dajiyo ummadda Soomaaliyeed, musharixiinta kale ee u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya iyo Beesha Caalamka waxa uu sheegay inay dhexdhexaad yihiin ayna u dhexeeyaan musharixiinta.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-5c2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-24821\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-5c2.png\" alt=\"229-5c2\" width=\"640\" height=\"409\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-5c2.png 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-5c2-300x192.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-5c2-292x187.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-5c2-638x408.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Gudoomiyaha oo Shir jaraa\u2019id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa\u00a0qiray inuu ka socdo Xafiiska musharax Xasan Sheekh laakiin uu dhexdhexaad u noqonayo musharixiinta, taasoo aan ahayn wax is qaban kara.<\/p>\n<p>Si ay u helaan kalsooni ummadda Soomaaliyeed iyo musharixiinta kale ee la tartamaysa musharax Xasan Sheekh waxaa qasab ah in Guddiga Doorashooyonka dadban ee loo yaqaan FIEIT laga saaro Shaqsiyaadka ka socda Xafiiska Musharax Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>HOOS KA AKHRISO Warbaahinta Puntlandes oo Qoraalo ay ku kashifayso ka qortay Shaqsiyaadka aan lagu kalsoonaan karin ee ku jira\u00a0FIEIT<\/p>\n<h4 class=\"entry_title\"><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=24820\" target=\"_blank\">XOG: Guddigii doorashada dadban ee qaranka oo uu si qarsoodi ah casho ugu kaxaystay musharax Xasan Sheekh<\/a><\/span><\/h4>\n<h4 class=\"entry_title\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=24734\" target=\"_blank\"><span style=\"color: #0000ff;\">XOG-FAALLO: Xasan Sheekh oo mar kale Is cimaamadaya &amp; Gaas &amp; Cumar oo hurdo dheeer ku jira!!!<\/span><\/a><\/h4>\n<p>Dhagayso VOA oo waraysatay Gudoomiye\u00a0Cumar Dhagey<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-24841-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/01fb5606-ae59-4951-999f-4c7fb82467cc.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/01fb5606-ae59-4951-999f-4c7fb82467cc.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/01fb5606-ae59-4951-999f-4c7fb82467cc.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>1 Aug 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyonka dadban ee loo yaqaan FIEIT,\u00a0Abuukate Cumar Maxamed Dhagey,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24821,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-24841","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1527,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24841","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=24841"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24841\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24844,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24841\/revisions\/24844"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/24821"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=24841"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=24841"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=24841"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}