{"id":24852,"date":"2016-08-02T12:44:25","date_gmt":"2016-08-02T10:44:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=24852"},"modified":"2016-08-02T12:44:25","modified_gmt":"2016-08-02T10:44:25","slug":"shirka-hoggaamiyeyaasha-qaran-oo-muqdisho-ka-furmaya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=24852","title":{"rendered":"Shirka Hoggaamiyeyaasha Qaran oo Muqdisho ka furmaya"},"content":{"rendered":"<p>2 Aug 2016 (Puntlandes) Waxaa la filayaa in uu magaalada Muqdisho ka furmo shirkii Madasha\u00a0Hoggaamiyeyaasha Qaranka, kaasoo ay ku go&#8217;aaminayaan waqtiga ay dhacayso Doorashadii la fiyey inay ka dhacdo Soomaaliya oo aysan muuqan inay dhacayso waqtigeedii.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-6a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-24853\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-6a1.jpg\" alt=\"229-6a1\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-6a1.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-6a1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-6a1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-6a1-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-6a1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madasha\u00a0Hoggaamiyeyaasha Qaranka ayaa waxaa la filayaa inay ku xalaaleeyaan Waqti kororsi loo sameeyo madaxweyne Musharax Xasan Sheekh, kaasoo hortaagnaa mudooyinkii u dambeeyey inay Doorashadu waqtigeeda qabsoonto si waqti loogu daro.<\/p>\n<p>Shirka Madasha\u00a0Hoggaamiyeyaasha Qaranka\u00a0ayaa ku taariikheysan 2-4 bisha Agosto laakiin ilaa iminka ma soo wada gaarin Madxda\u00a0Hoggaamiyeyaasha Qaranka magaalada Muqdisho oo uu shirku ka dhici lahaa, waxaana\u00a0laga yaabaa in maanta dib u dhaco furitaankiisa.<\/p>\n<p>Guddiga hirgelinta doorashada heer Federaal oo uu gudoomiye u yahay Avv. Cumar Dhagey oo ka socda xafiiska musharax Xasan Sheekh ayaa guud haan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan musharixiinta kale ee u tartamaysa Xilka madaxtinimada waxay ka muujiyeen shaki aad u wayn oo la xiriirta dhexdhexaadnimada Guddiga.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-5c2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-24821\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-5c2.png\" alt=\"229-5c2\" width=\"640\" height=\"409\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-5c2.png 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-5c2-300x192.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-5c2-292x187.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-5c2-638x408.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee\u00a0si loo helo Doorasha laga wada qayb qaato oo lagu kalsoonaan karo waxaa lagama maarmaan ah in laga saaro Guddiga Doorashooyonka dadban ee loo yaqaan FIEIT shaqsiyaadka ka socda Xafiiska Musharax Xasan Sheekh, kuwaas oo uu u horeeyo Gudoomiyaha Guddiga Abuukate Cumar Dhagey\u00a0oo uu Xasan Sheekh keensaday.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>2 Aug 2016 (Puntlandes) Waxaa la filayaa in uu magaalada Muqdisho ka furmo shirkii Madasha\u00a0Hoggaamiyeyaasha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24853,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-24852","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1234,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24852","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=24852"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24852\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24854,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24852\/revisions\/24854"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/24853"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=24852"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=24852"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=24852"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}