{"id":24998,"date":"2016-08-04T17:36:22","date_gmt":"2016-08-04T15:36:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=24998"},"modified":"2016-08-04T17:36:22","modified_gmt":"2016-08-04T15:36:22","slug":"sawirro-wasiirka-gaashaandhigga-oo-ciidamo-tababar-ugu-soo-xiray-degmada-cabuudwaaq","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=24998","title":{"rendered":"Sawirro: Wasiirka Gaashaandhigga oo ciidamo tababar ugu soo xiray degmada Cabuudwaaq"},"content":{"rendered":"<p>4 Aug 2016 (Puntlandes) Wasiirka Gaashaandhigga DFS Jen. Cabdulqaadir Shiikh Cali Diini\u00a0oo ay Weheliaan Taliyaha NISA Qaybta Galmudug Saadaq Cumar Xasan,\u00a0Taliyaha Booliska Axmed Maxamed Raage iyo Saraakiil\u00a0 ka tirsan\u00a0Ciidamada Xoogga ee qaybta 21.aad\u00a0 ayaa maanta u soo xiray tababar\u00a0soconayay muddo Sadex bilood ah Ciidamo gaaraya 114 oo ka tirsan Qaybta\u00a0NISA\u00a0 ee Degmada Caabudwaaq.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidamada NISA qaybta dawlad goboleedka Galmudug Gaashaanle\u00a0sare Saadaq Cumar Xasan ayaa ku soo dhaweeyay xerada tababarka loogu\u00a0soo xirayay ciidamadan curdan ka ah ee ku soo biiray Xoogaga NISA ee\u00a0Gobolka waxaana uu sheegay inay u tahay Fursad ka qayb galka\u00a0Xiritaanka Tababarka Wasiirka wasaaradda gaashaandhiga \u00a0Jen. Cabdulqaadir\u00a0Shiikh Cali Diini.<\/p>\n<p>Wasiir Diini ayaa Munaasabadda lagu soo\u00a0xirayay Tababarka ka soo jeediyay Qudbad dheer oo isugu jirtay<br \/>\ndhiiragalin iyo waxa laga doonayo oo ah waajibaadka laga rabo ciidanka\u00a0loo xiray Tababarka waxaana uu\u00a0 ugu dambayn u soo jeediyay Dardaaran ku wajahan gudashada waajibaadkooda.<\/p>\n<p>Ciidankan ayaa noqonaya qaybtii ugu horraysan ee NISA ee loo abuuray\u00a0sugidda iyo ka shaqaynta amniga Degmada Caabudwaaq.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSCN9613.jpg\" alt=\"DSCN9613\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSCN9612.jpg\" alt=\"DSCN9612\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSCN9617.jpg\" alt=\"DSCN9617\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSCN9619.jpg\" alt=\"DSCN9619\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSCN9620.jpg\" alt=\"DSCN9620\" \/><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>4 Aug 2016 (Puntlandes) Wasiirka Gaashaandhigga DFS Jen. Cabdulqaadir Shiikh Cali Diini\u00a0oo ay Weheliaan Taliyaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24999,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-24998","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1428,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24998","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=24998"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24998\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25000,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/24998\/revisions\/25000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/24999"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=24998"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=24998"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=24998"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}