{"id":25059,"date":"2016-08-05T22:06:31","date_gmt":"2016-08-05T20:06:31","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25059"},"modified":"2016-08-05T22:06:31","modified_gmt":"2016-08-05T20:06:31","slug":"xog-wararkii-ugu-dambeeyey-ee-shirka-madasha-ee-muqdisho-ka-socda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25059","title":{"rendered":"XOG: Wararkii ugu dambeeyey ee Shirka Madasha ee Muqdisho ka socda!!"},"content":{"rendered":"<p>5 Aug 2016 (Puntlandes) Shirkii Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka ee Arbacadii 3 da Aug ka furmay magaalada Muqdisho oo lagu go\u2019aaminayey qodobo muhiim u ah inay doorasho ka dhacdo Soomaaliya sanadkan, ayaa Qodobo muhiim ah Heshiis looga gaaray kuwo kalena aan wali go\u2019aan laga gaarin.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/IMG-20160803-WA0019.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-24915\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/IMG-20160803-WA0019.jpg\" alt=\"IMG-20160803-WA0019\" width=\"635\" height=\"357\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/IMG-20160803-WA0019.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/IMG-20160803-WA0019-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/IMG-20160803-WA0019-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/IMG-20160803-WA0019-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/IMG-20160803-WA0019-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/IMG-20160803-WA0019-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/IMG-20160803-WA0019-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 635px) 100vw, 635px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sida ay Warbaahinta Puntlandes horay akhristayaaasheeda ugu soo gudbisay waxaa laga Heshiiyey maalmaha Baarlamaanka labada Aqal la soo Xulayo iyo maalamaha ay Doorashada Hogaanka dalku dhacayso, <span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25004\" target=\"_blank\">halkan ka akhriso<\/a><\/span>.<\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in aan wali laga Heshiin 5 qodob oo \u00a0muhiim ah oo aan la\u2019aantood aysan Doorasho dhici karin kuwaas oo kala ah:<\/p>\n<ol>\n<li>Somaliland: Meesha, Cida iyo sida lagu soo Xulayo Xildhibaanada labada Aqal<\/li>\n<li>Hiraan\/Shabelle: Meesha, Cida iyo sida lagu soo Xulayo Xildhibaanada labada Aqal<\/li>\n<li>Qoondada Dumarka: Sidii lagu dhaqan gelin lahaa Qoondadii Dumarka ee ahayd 30%<\/li>\n<li>Hawlgalinta Hay\u2019adaha muhiimka u ah Doorasha<\/li>\n<li>In Sifo Sharci ah loo helo wixii ka dambeeya 9 Sept. 2016 oo ay uga egtahay madaxweynaha DFS Xasan Sheekh.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Qodobadan aysan Doorashadu la\u2019aantood dhici karin ayaa Miiska wadaxaajoodka saaran iyadoo ay madaxda Hogaamiyayaasha Qaranku ay berri subax ba bilaabayaan wada xaajoodkooda sida ay Warbaahinta Puntlandes ogaatay inkastoo uu dalka kusoo noqonayo madaxweyne Xasan Sheekh oo iminka ku Addis Abeba Berri duhurkii.<\/p>\n<p>Qodobka ugu adag oo\u00a0ay ogaatay Warbaahinta Puntlandes ayaa ah\u00a0madaxweyne ma sii ahaanayaa Xasan Sheekh mise Gudoomiyaha Baarlaamnka Jawaari ayaa la wareegaya Xafiiska inta ay Doorashadu ka dhacayso taasoo ah Qodob Dastuuri ah.<\/p>\n<p>Wararku ku soo kordha\u00a0Shirka Madasha ee Muqdisho ka socda kala soco Warbaahinta Puntlandes.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>5 Aug 2016 (Puntlandes) Shirkii Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka ee Arbacadii 3 da Aug ka furmay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24915,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-25059","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1374,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25059","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=25059"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25059\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25060,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25059\/revisions\/25060"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/24915"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=25059"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=25059"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=25059"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}