{"id":25080,"date":"2016-08-06T12:04:36","date_gmt":"2016-08-06T10:04:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25080"},"modified":"2016-08-06T12:04:36","modified_gmt":"2016-08-06T10:04:36","slug":"madaxweynaha-dfs-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-isku-qabtay-qodobo-ka-mid-ah-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25080","title":{"rendered":"Madaxweynaha DFS &#038; Guddoomiyaha Baarlamaanka oo isku qabtay qodobo ka mid ah Dastuurka"},"content":{"rendered":"<p>6 Aug 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS\u00a0Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa isku qabtay qodobo ka mid ah Dastuurka, kaasoo dhigaya muddo xileedka Madaxweynaha, marka la gaaro 10 September.<span id=\"more-51337\"><\/span><\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in\u00a0Xasan Sheekh iyo Jawaari ay hadalo kulul is dhaafsadeen furitaankii shirka Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka, markii laga hadlayay muddo kordhinta doorashada.<\/p>\n<p>Guddoomiye Jawaari ayaa\u00a0soo qaatay qodobo ka mid ah Dastuurka oo dhigaya in marka Madaxweynaha xilka ka dhamaado inuu xilka sii heynayo Guddoomiyaha Baarlamaanka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-7d5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-25081\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-7d5.jpg\" alt=\"229-7d5\" width=\"531\" height=\"354\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-7d5.jpg 680w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-7d5-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-7d5-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-7d5-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-7d5-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 531px) 100vw, 531px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Laakiin Madaxweynaha ayaa gebi ahaanba ka soo diiday Qodobadaas, isla markaana ku dooday in haddii muddo kordhintaas jirto ay tahay in dowladda dhan ay sii shaqeyso, inta dowlad cusub la soo dooranayo.<\/p>\n<p>Qodobka 91aad ee Dastuurka ayaa dhigaya in marka uu Madaxweynaha waqtigiisa dhamaado in Guddoomiyaha Baarlamaanka uu sii heynayo xilka, inta Madaxweyne laga dooranayo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa u arka tallaabadan\u00a0mid maji xaabin karta halganka uu ugu jiro inuu dib u soo laabto, waxaana arrinta ugu weyn ee maalmahan la isku hayay ay aheyd marka la sameeyo muddo kordhinta labada bilood ee doorashada cida awooda dalka sii heyneysa, waxaana la soo qaadanayay qodobo kala duwan.<\/p>\n<p>Kala guurka siyaasadeed ee uu dalka galay ayaa laga cabsi qabaa in Madaxda waqtigeeda sii dhamaanaya inay sameeyaan ku tagri fal awoodeed iyo ku Shubaho ama Musuqmaasuq Doorashada soo socota , waxaana xubnaha Xisbiyada siyaasada ay talo ahaan u soo jeediyeen in la dhiso Xukuumad xilka sii heysa marka uu si rasmi ah Madaxda hada jirta uga dhamaado.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>6 Aug 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS\u00a0Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25081,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-25080","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1327,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25080","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=25080"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25080\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25082,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25080\/revisions\/25082"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/25081"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=25080"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=25080"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=25080"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}