{"id":25120,"date":"2016-08-07T13:12:23","date_gmt":"2016-08-07T11:12:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25120"},"modified":"2016-08-07T13:45:18","modified_gmt":"2016-08-07T11:45:18","slug":"breaking-news-puntlandes-com-oo-heshay-waqtiga-rasmiga-ah-ee-ay-dhacayso-doorashada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25120","title":{"rendered":"BREAKING NEWS: Puntlandes.com oo heshay waqtiga rasmiga ah ee ay dhacayso Doorashada dalka"},"content":{"rendered":"<p>7 Aug 2016 (Puntlandes)\u00a0Shirkii Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka ee Arbacadii ay bishu ahayd 3 da ka furmay magaalada Muqdisho oo lagu go\u2019aaminayey qodobo muhiim u ah inay doorasho ka dhacdo Soomaaliya sanadkan, ayaa Qodobo muhiim ah ee Heshiis looga gaaray ilaa iminka waxaa ka mid ah Xiliyada lasoo Xulayo ama lasoo Dooranayo Labada Aqal ee Baarlaanka Federaalka iyo Doorashada madaxda Soomaaliaya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-3.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-24327\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/226-3.gif\" alt=\"226-3\" width=\"500\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa heshay Waqtiyada RASMIGA ah ee ay dhacayaan doorashada labada Aqal ee Baarlamaanka iyo tan madaxweynaha.<\/p>\n<p>Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka ayaa waxaa la go&#8217;aamiyeen wakhtiga doorashada taaso sida ay ogaatay Warbaahinta Puntlandes galabta la shaacin\u00a0doono.<\/p>\n<p>Hoos ka akhriso waqtiga RASMIGA ah ee ay dhacayso Doorashada.<\/p>\n<p>1) Aqalka sare waxaa la dooranayaa September 25.<\/p>\n<p>2) Golaha shacabka waxaa la dooranaya \u00a024-10 Oktoober, waxaa la dhaarinayaa 11-19 Oktoober<\/p>\n<p>3)\u00a0Doorashada Guddoonka 25 October<\/p>\n<p>4)\u00a0Doorashada Madaxweynaha October 30, 2016.<\/p>\n<p>Hoos\u00a0ka akhriso Nuqulkii ay horay u heshay\u00a0Warbaahinta Puntlandes taasoo ay soo daabacday 5tii bisha<\/p>\n<p class=\"entry_title\"><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25061\" target=\"_blank\">BREAKING NEWS: Puntlandes.com oo heshay Nuqul Ka mid ah Jadwalka Doorashada Soomaaliya<\/a><\/span><\/p>\n<p>Wararka ku soo kordha\u00a0Shirka Madasha ee Muqdisho ka socda kala soco Warbaahinta Puntlandes.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>7 Aug 2016 (Puntlandes)\u00a0Shirkii Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka ee Arbacadii ay bishu ahayd 3 da ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-25120","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1492,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25120","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=25120"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25120\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25126,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25120\/revisions\/25126"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=25120"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=25120"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=25120"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}