{"id":25156,"date":"2016-08-08T12:37:15","date_gmt":"2016-08-08T10:37:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25156"},"modified":"2016-08-08T12:37:15","modified_gmt":"2016-08-08T10:37:15","slug":"mareykanka-oo-sheegay-in-uu-taageerayo-doorashada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25156","title":{"rendered":"Mareykanka oo sheegay in uu taageerayo Doorashada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>8 Aug 2016 (Puntlandes) Wasaarada arimaha dibada dowladda mareykanka ayaa markale sheegtay in ay taageereyso Doorashada sanadkan la filayo in ay dalka ka dhacdo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-8b3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-25157\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-8b3.jpg\" alt=\"229-8b3\" width=\"407\" height=\"305\" \/><\/a><\/p>\n<p>War ka soo baxay xafiiska xoghaya wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry, ayaa waxa uu lagu sheegay in dowladda Mareykanka ay ka qeyb qaadaneyso Doorashada\u00a02016-ka Soomaaliya ka dhaceysa.<\/p>\n<p>Xog-haye Kerry ayaa intaas ku daray in dowladda Mareykanka ay ka taageereyso Soomaaliya dadaalka ay ugu jirto sidii loo dhisi lahaa dimuqraadiyad fadhida.<\/p>\n<p>Warka Xoghayaha\u00a0ayaa sidoo kale lagu sheegay in Mareykanku uu ku rajo weyn yahay in Doorashada sanadkan ay noqoto mid dhabbaha u xaarta dimuqraddiyadda, ammaanka iyo in barwaaqo la gaaro.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>8 Aug 2016 (Puntlandes) Wasaarada arimaha dibada dowladda mareykanka ayaa markale sheegtay in ay taageereyso&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-25156","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":999,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25156","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=25156"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25156\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25158,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25156\/revisions\/25158"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=25156"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=25156"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=25156"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}