{"id":25159,"date":"2016-08-08T12:39:48","date_gmt":"2016-08-08T10:39:48","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25159"},"modified":"2016-08-08T12:39:48","modified_gmt":"2016-08-08T10:39:48","slug":"raiisul-wasaaraha-iyo-masuuliyiin-kale-oo-muqdisho-kusoo-dhaweeyey-madaxweynaha-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25159","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaaraha iyo masuuliyiin kale oo Muqdisho kusoo dhaweeyey madaxweynaha Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>8 Aug 2016 (Puntlandes) Ra\u2019iisul wasaaraha DFS\u00a0Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke iyo masuuliyiin kale ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyey madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane C\/kariin Xuseen Guuleed, oo xaalad caafimaad ugu maqnaa dhawaanahaanba dalka India.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-8b4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-25160\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-8b4.jpg\" alt=\"229-8b4\" width=\"414\" height=\"259\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug ayaa uga mahad celiyey masuuliyiinta uu horkacayey ra\u2019iisul wasaaraha ee soo dhaweeyey, isagoo sheegay in xaaladiisa caafimaad ay aad u wanaagsantahay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug mudane C\/kariin Xuseen Guuleen ayaa dalka India lagula sameeyey qaliin fudud oo dhinaca wadnaha ah, iyadoo iminka uu dib ugu soo laabtay Muqdisho isaga oo xaaladiisa caafimaad ay aad u wanaagsantahay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug ayaa la filayaa in uu qeyb ka noqdo madaxda heer Federaal iyo heer dowlad goboleed ee u fadhiya Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee ka socda Muqdisho.<\/p>\n<p>Sidoo kale madaxweyne Guuleed ayaa shirka kadib qorshuhu yahay in uu u amba baxo magaalada Cadaado oo xarun KG u ah dowlad goboleedka Galmudug, si uu halkaasi uga sii wado howlaha kala duwan ee maamulkiisa uu hayo, oo ay qeyb ka tahay u diyaar garowga doorashooyinka la filayo sanadkaan 2016-ka in dalka lagu qabto.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>8 Aug 2016 (Puntlandes) Ra\u2019iisul wasaaraha DFS\u00a0Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke iyo masuuliyiin kale ayaa magaalada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25160,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-25159","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1349,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25159","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=25159"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25159\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25161,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25159\/revisions\/25161"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/25160"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=25159"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=25159"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=25159"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}