{"id":25198,"date":"2016-08-09T12:52:50","date_gmt":"2016-08-09T10:52:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25198"},"modified":"2016-08-09T12:52:50","modified_gmt":"2016-08-09T10:52:50","slug":"sawirro-taliyaha-nisa-qofka-aan-heysan-warqadda-aqoonsiga-ma-heli-doono-wax-adeeg-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25198","title":{"rendered":"Sawirro: Taliyaha NISA  &#8220;Qofka aan heysan warqadda aqoonsiga ma heli doono wax adeeg ah&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>9 Aug 2016 (Puntlandes) Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) Taliyaha Nabad Sugida iyo sirdoonka qaranka\u00a0\u00a0 sareeyo gaas \u00a0Cabdulaahi Gaafow Maxamud,\u00a0 Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyed\u00a0\u00a0 Bashiir Maxamed Jaamac,Taliyaha qeybta guud ee gobalka Banaadir ciidanka booliiska Soomaaliyed Bishaar Abshir Geed,\u00a0 ayaa si wadajir ah xarunta aqalka dowlada hoose ee Xamar waxey ku qabteen Shir jaraa\u2019id oo ay ugu hadlaayen qaadashada kaarka aqoonsiga ee dowlada hoose.<\/p>\n<p>Taliyaha nabad sugida iyo sirdoonka qaranka\u00a0 Soomaliya\u00a0\u00a0 sareeyo gaas Cabdulaahi Gaafow Maxamuud ayaa ugu horeyn warbaahinta u akhriyay amarka ka soo baxay hey\u2019adaha ammaanka dowlada iyo maamulka gobalka Banaadir<\/p>\n<p>Taliyaha Nabad Sugida\u00a0 Janeral Cabdulaahi Gaafow Maxamud\u00a0 ayaa\u00a0 sidoo kale sheegay in\u00a0 hey\u2019adaha amaanka ay talaaba ka qaadi doonan muwaadinkii aan qaadanin kaarka dhalashada dowlada ee Xamar.<\/p>\n<p>Sareeyo gaas C\/laahi Gaafow Maxamuud taliyaha hey\u2019adda NISA ayaa sheegay in u jeedada amarkan ay tahay xaqiijinta amniga magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cQofka aan heysan warqada aqoonsiga ma dhoofi karyo adeegyada uu u baahan yahay looma fulin karo wadooyinka kama gudbi karo, goobaha ganacsiga ayaa la fareyaa in aysan la ma macaamili karin,\u201d ayuu yiri Gaafow.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xusen Jimcaale Madaale\u00a0 waxa uu dhankiisa sheegay\u00a0 in dowlada hoose ee Xamar ay bulshada Soomaaliyed u fududeyn doonto qaadashada kaarka aqoonsiga.<\/p>\n<p>\u201cAnaga diyaar ayaan u nahay fulinta amarka bulshadana waxaa la codsaneynaa in ay u hogaan amarka ilaa afar degmo ayaa ka sameyso xarumo laga qaato,\u201d ayuu yiri mudane Jimcaale.<\/p>\n<p>Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sidoo kale xusay in maadaama dalka uu ku jiro xilli doorasho in loo baahan yahay in la sugo ammaanka iyo nabadgeliyadda muwaadiniinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Talaabadan ayaa haddi ay sida loo sheego u fusho waxaa ay noqoneysaa mid wax badan ka bedeli doonta ammaanka iyo xasiloonida magaalada Muqdisho maadaama kooxaha nabad diidka ah aysan u suurtagelinin ay ku dhex dhuuntaan bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Banaadir.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-312880\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/13908847_1746962622209156_2237676426317981649_o.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/13908847_1746962622209156_2237676426317981649_o-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/13908847_1746962622209156_2237676426317981649_o.jpg 640w\" alt=\"13908847_1746962622209156_2237676426317981649_o\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-312881\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/13908961_1746962575542494_2323692111025859290_o.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/13908961_1746962575542494_2323692111025859290_o-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/13908961_1746962575542494_2323692111025859290_o.jpg 640w\" alt=\"13908961_1746962575542494_2323692111025859290_o\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-312882\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/13926022_1746962678875817_4075479616750696051_o.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/13926022_1746962678875817_4075479616750696051_o-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/13926022_1746962678875817_4075479616750696051_o.jpg 640w\" alt=\"13926022_1746962678875817_4075479616750696051_o\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-312883\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/13937734_1746962732209145_1716657268648535801_o.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/13937734_1746962732209145_1716657268648535801_o-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/13937734_1746962732209145_1716657268648535801_o.jpg 640w\" alt=\"13937734_1746962732209145_1716657268648535801_o\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>9 Aug 2016 (Puntlandes) Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25199,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-25198","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1284,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25198","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=25198"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25198\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25200,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25198\/revisions\/25200"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/25199"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=25198"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=25198"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=25198"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}