{"id":25215,"date":"2016-08-09T18:38:17","date_gmt":"2016-08-09T16:38:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25215"},"modified":"2016-08-09T18:41:44","modified_gmt":"2016-08-09T16:41:44","slug":"beelaha-dega-sool-sanaag-bari-buhodle-oo-loogu-daray-2-xubnood-oo-aqalka-sare-ah-1-xubin-ahna-somaliland-looga-soo-jaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25215","title":{"rendered":"Beelaha Dega Sool, Sanaag Bari &#038; Buhodle oo loogu daray 2 xubnood oo Aqalka Sare ah, 1 xubin ahna Somaliland looga soo jaray"},"content":{"rendered":"<p>9 Aug 2016 (Puntlandes) \u00a0Shirkii Madasha Hogaamiyayaasha qaranka ee kusoo dhamaaday galabta magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka mid ah go\u2019aanadii kasoo baxay in la go\u2019aamiyey in loogu daray Somaliland 2 Xubnood oo Aqalka Sare ah, iyadoo wadarta Xubnaha Somaliland ee Aqalka Sare ay noqonayso 13 Xubnood.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-8e2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-25216\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-8e2.jpg\" alt=\"229-8e2\" width=\"520\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-8e2.jpg 520w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-8e2-300x260.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-8e2-292x253.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/229-8e2-208x180.jpg 208w\" sizes=\"auto, (max-width: 520px) 100vw, 520px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Kadib Madashu waxay go\u2019aamisay in Beelaha Dega Sool, Sanaag Bari &amp; Buhodle (Dhulbahante iyo warsangeli) looga soo jaro Somaliland 3 xubnood oo Aqalka Sare ah, halka 3 kalena ay ka helayaan Puntland.<\/p>\n<p>Halkaas waxa ay ay Sool, Sanaag bari iyo Buuhoodle ku heleyaan 6 Xubnood, waxaase ay Madashu go\u2019aamisay in 1 Xubin la siiyo qabiilada laga tiro badan yahay ee dega degaankaas.<\/p>\n<p>Beelaha\u00a0Dhulbahante iyo Warsangeli ayaa Aqalka Sare ee Soomaaliya ku lahaanaya 5 iyagoo qayb ka ah Puntland halka ay beelaha laga tiro badan yahayna ka helayaan 1 Xubin. Guud ahaan Puntland ayaa Aqalka Sare ku lahaaanaysa 14 Xubnood, halka ay Somaliland helayso 10 Xubnood.<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan in 3 da Xubnood ee Puntland ay\u00a0ku imaanayaan sida ay Xubnaha kale ee Aqalka Sare ee Puntland ku imaanayaan\u00a0iyadoo ay\u00a0dawladu soo magacaabayso waxaana kala dooranaya Baarlamaanka Puntland halka ay 3 da kale ay soo Xulayaa Odoyaasha Qabiiladaas ee Puntland iyo Raysul wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid.<\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay inay Raysul wasaare kuxigeenka DFS Maxamed Cumar Carte iyo Wasiir Mareeye iyo ay shirka uga baxeen iyagoo ka xanaaqsan go\u2019aankaas.<\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25204\" target=\"_blank\">Halkan ka akhriso Warmurtiiyeedkii Madasha<\/a><\/span><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>9 Aug 2016 (Puntlandes) \u00a0Shirkii Madasha Hogaamiyayaasha qaranka ee kusoo dhamaaday galabta magaalada Muqdisho ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25216,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-25215","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":4213,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25215","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=25215"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25215\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25220,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25215\/revisions\/25220"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/25216"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=25215"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=25215"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=25215"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}