{"id":25488,"date":"2016-08-14T13:30:15","date_gmt":"2016-08-14T11:30:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25488"},"modified":"2016-08-14T13:58:07","modified_gmt":"2016-08-14T11:58:07","slug":"somaliland-oo-xalay-hor-istaagay-qabsoomida-bandhig-faneed-ay-qaban-lahayd-fanaanada-nasteexo-indho-dhaqan-xumo-ayuu-u-horseedayaa-dhalinyarada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25488","title":{"rendered":"Daawo Video: Somaliland oo Xalay Hor Istaagay Qabsoomida Bandhig Faneed ay Qaban lahayd Fanaanada Nasteexo Indho \u201cdhaqan Xumo ayuu u horseedayaa Dhalinyarada\u201d"},"content":{"rendered":"<p>14 Aug 2016 (Puntlandes) Wararka Warbaahinta Puntlandes kasoo gaaraya Magaalada Hargaysa ayaa sheegaya in xalay ay hor istaageen ciidamada booliska Somaliland qabsoomida bandhig faneed ay hotel Crown ku qaban lahayd Fanaanada Nasteexo Indho.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-5a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-24765\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-5a3.jpg\" alt=\"229-5a3\" width=\"480\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-5a3.jpg 480w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-5a3-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-5a3-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-5a3-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-5a3-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/229-5a3-292x219.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hotelkii lagu qaban lahaa bandhig Faneedka ayaa waxaa soo buuxdhaafiyey ciidamo tiro badan, iyagoo masuuliyiinta Hotelka ku amray inaan wax bandhig Faneed ah lagu qaban Karin Hotelka.<\/p>\n<p>Daawo\u00a0wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland oo sheegay inuu Amray joojinta Bandhig Faneedka\u00a0Fanaanada Nasteexo Indho<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/wwlf2eqAcwQ\" width=\"554\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nAmarkan lagu joojiyay bandhig Faneedkan ayaa waxa bixiyay sida uu sheegay wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland, waxana uu sheegay in bandhig faneedkani yahay mid dhaqan xumo u horseedi kara dhalinyarada Somaliland, wasiirku ma uusan faahfaahin sababta uu bandhig Faneedka Nasteexo Indho ugu horseedayo Dhalinyarada Dhaqan Xumo maadaama horay Hargaysa loogu qaban jiray bandhig Faneed aysana dawlada Somaliland hor istaagi jirin<\/p>\n<p>Somaliland ayaa sidaay ku horjoogsatay bandhig Faneedkii Nasteexo Indho, iyadoo wax lagu Qoslo lagu sababeeyey taasoo aan horay uga dhicin magaalada Hargaysa.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 Aug 2016 (Puntlandes) Wararka Warbaahinta Puntlandes kasoo gaaraya Magaalada Hargaysa ayaa sheegaya in xalay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24765,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-25488","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1914,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25488","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=25488"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25488\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25494,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25488\/revisions\/25494"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/24765"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=25488"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=25488"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=25488"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}