{"id":25512,"date":"2016-08-15T08:01:36","date_gmt":"2016-08-15T06:01:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25512"},"modified":"2016-08-15T08:04:10","modified_gmt":"2016-08-15T06:04:10","slug":"madaweynaha-somaliland-oo-isku-shaandheyn-balaaran-ku-sameeyay-xukuumadiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25512","title":{"rendered":"Akhriso: Madaweynaha Somaliland oo Isku Shaandheyn Balaaran ku Sameeyay Xukuumadiisa"},"content":{"rendered":"<p>15 Aug 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4161\/082016 uu caawa magacaabid, isku bedel, iyo Xilka ka qaadis ku sameeyey xubno ka mida xukuumadiisa.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-25513\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1a.jpg\" alt=\"230-1a\" width=\"411\" height=\"305\" \/><\/a><\/p>\n<h5>Wareegtada madaxweynaha ayaa waxay u dhignayd sidaan hoose<\/h5>\n<p><strong>Madaxweynuhu:-<\/strong><\/p>\n<p>Markuu Arkay:Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey:Ahmiyadda weyn ee ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha Qaranka;<br \/>\nMarkuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagooyinka Wasiirada, wasiiru-dawlayaasha iyo Wasiir ku-xigeenada Wasaaraddaha dalka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Ka Fiirsaday:Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;<br \/>\nMarkuu Ku Qancay:In ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay;<\/p>\n<p><strong>Wuxuu go\u2019aansaday In<\/strong><br \/>\n1 In Mudane, Farxaan Aadan Haybe, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n2 In Mudane, Cumar Shucayb Maxamed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland.(Mudane Cusub)<br \/>\n3 In Mudane, Maxamuud Sheekh Cabdillaahi Cigge, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Mudane Cusub)<br \/>\n4 In Mudane, Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Mudane Cusub)<br \/>\n5 In Mudane, Cumar Sheekh Maxamed Faarax, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel)<\/p>\n<p>6 In Mudane, Yuusuf Cismaan Garas, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warshadaha ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel)<br \/>\n7 In Mudane, Axmed Nuur Aw Cabdi Shaacir, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel)<br \/>\n8 In Mudane, Cali Axmed Maxamed (Dhegoole), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n(Bedel)<br \/>\n9 In Mudane, Maxamed Mixiile Boqore, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel)<br \/>\n10 In Mudane, Maxamuud Jaamac Aadan Galaal, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Somaliland (Bedel)<br \/>\n11 In Mudane, Cismaan Xasan Aw Cali, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta ee Jamhuuriyadda Somaliland (bedel)<br \/>\n12 In Mudane, Maxamed Axmed Aadan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel)<br \/>\n13 In Mudane, Guuleed Maxamed Shire, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Somaliland (Mudane Cusub)<br \/>\n14 In Mudane, Yuusuf Axmed Faarax (Af-lahaar), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka ee Jamhuuriyadda Somaliland.(Mudane Cusub)<br \/>\n15 In Mudane, Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Beeraha ee Jamhuuriyadda Somaliland (Mudane Cusub)<\/p>\n<p><strong>AGAASIMYEYAASHA GUUD QAAR KA MID AH<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynuhu:-<\/p>\n<p>Markuu Arkay:Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (kh) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey:Ahmiyadda ay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraduhu u leeyihiin dhismaha Qaranka;<br \/>\nMarkuu Arkay:In baahi loo qabo buuxinta jagada Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Ka Fiirsaday:Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<br \/>\nMarkuu Ku Qancay:In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<br \/>\nWuxuu go\u2019aansaday<\/p>\n<p>1In Mudane, Fu\u2019aad Cabdi Salaan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n2.In Mudane, Maxamed Axmed Xasan (Jabarti), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Guddida Qandaraasyada Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n3.In Ambassador, Cabdifataax Siciid Axmed Guuleed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Dawladaha Hoose ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n4.In Mudane, Cabdi Cali Jaamac, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Waxbarashada ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n5.In Mudane, Cabdiraxmaan Axmed Cali (Cabdi Shaqaabe), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Wershadaha ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n6.In Mudane, Xasan Nuur Abokor (Xasan Jebiye), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p><strong>HAY\u2019ADAHA DAWLADA<\/strong><\/p>\n<p>Markuu Arkay:Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Arkay:Qodobka 48aad ee Xeerka Nidaamka Garsoorka;<br \/>\nMarkuu Aqoonsaday:Baahida loo qabo buuxinta jagada Garyaqaanka Guud ee Qaranka;<br \/>\nMarkuu Ka Fiirsaday:Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<br \/>\nMarkuu Ku Qancay:In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<\/p>\n<p><strong>Wuxuu go\u2019aansaday<\/strong><br \/>\n1In Mudane, Cabdisamad Cumar Maal, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Garyaqaanka Guud ee Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n2.In Mudane, Shariif Abokor X. Maxamed (Dhuux-yare), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n3.In Mudane, Sharmaarke Muxumed Geelle, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n4.In Mudane, Axmed Yuusuf Dirir, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeyaha Dekedda Berbera ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n5.In Mudane, Cabdi Cabdillaahi Xasan Mataan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeye Ku-xigeenka Dekedda Berbera ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n6.In Mudane, Abiib Axmed Cali, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Xog-hayaha Guud ee Guddida La Dagaalanka AIDS-ka (SOLNAC) ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p><strong>TALIYEYAASHA CIIDAMADA KALA DUWAN QAAR KA MIDA<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynuhu:-<\/p>\n<p>Markuu Arkay:Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey:Ahmiyadda ay Ciidanka Qaranku u leeyihiin Dhismaha Qaranka;<br \/>\nMarkuu Arkay:In baahi loo qabo buuxinta jagooyinka Taliyeyaasha Ciidamada, Ilaalada Xeebaha, Laanta Socdaalka, Ciidanka Qaranka, iyo Abbaanduulaha Labaad ee Ciidanka Qaranka, Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Arkay:In baahi loo qabo in la dardar geliyo hawlaha Ciidanka Qaranka;<br \/>\nMarkuu Ka Fiirsaday:Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo,<br \/>\nMarkuu Arkay:In ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay;<\/p>\n<p><strong>Wuxuu go\u2019aansaday;<\/strong><\/p>\n<p>1 In Sarreeye Gaas, Nuux Ismaaciil Taani, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Taliyaha Ciidanka Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n2 In Sarreeye Guuto, Cabdi Xirsi Ducaale, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n3 In Sarreeye Guuto, Maxamed Cismaan Caalin (Dayib), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Taliyaha Laanta Socdaalka ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Hore waxa u magacaabi jiray Wasiirka Arrimaha Gudaha, hada wixii ka dambeeya waxa soo magacaabaya Madaxweynaha)<br \/>\n4 In Sarreeye Guuto, Saleebaan Barre Xasan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Abbaanduulaha Labaad ee Ciidanka Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p>Guddoomiyeyaasha Gobolada Qaarka mida<\/p>\n<p>Madaxweynuhu:<\/p>\n<p>Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Arkay: Qodobka 110aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Guddoomiyayaasha Gobolladu u leeyihiin Dhismaha Qaranka;<br \/>\nMarkuu Aqoonsaday: In baahi loo qabo buuxinta jagada Guddoomiyeyaasha Gobolka Maroodijeex, Sool iyo Awdal ee Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Ka Fiirsaday: Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;<br \/>\nMarkuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<\/p>\n<p>Wuxuu go\u2019aansaday<\/p>\n<p>1 In Mudane, Maxamuud Ismaaciil Cilmi (Deeq), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n2 In Mudane, Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Sool ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n3 In Mudane, Mustafe Cabdi Ciise (Shiine), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Awdal ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p>LA-TALIYEYAASHA MADAXWEYNAHA QAAR KA MID AH<\/p>\n<p>Madaxweynuhu:<\/p>\n<p>Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey: Ahmiyadda La-Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Sharciga;<\/p>\n<p>Markuu Arkay: In baahi loo qabo magacaabidda jagadan;<\/p>\n<p>Markuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<\/p>\n<p>Markuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<\/p>\n<p>Wuxuu go\u2019aansaday<\/p>\n<p>1 In Mudane, Cabdiraxmaan Sheekh Cilmi Faahiye (Shamax), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Sharciga. (Hore Afhayeenka Madaxtooyada)<br \/>\n2 In Mudane, Maxamed Maxamuud Cali X. Jeeniyare, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La Taliyaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Arrimaha Bariga ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Hore Gudoomiyihii Gobolka Maroodi-jeex)<br \/>\n3 In Mudane, Aadan Nugaal X. Xasan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-Taliyaha Madaxweynaha ee Maaliyadda iyo Miisaaniyadda.<\/p>\n<p>MAGACAABIDA DANJIREYAAL CUSUB<\/p>\n<p>Madaxweynuhu:<\/p>\n<p>Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (r) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey: Ahmiyadda Wakiiladda Somaliland u fadhiya dallalka dibeddu u leeyihiin Dhismaha Qaranka;<br \/>\nMarkuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Australia;<br \/>\nMarkuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<br \/>\nMarkuu ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<\/p>\n<p>Wuxuu go\u2019aansaday<\/p>\n<p>1 In Mudane, Cali Maxamed Warancadde, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Ethiopia.<br \/>\n2 In Mudane, Maxamed Ismaaciil Xuseen, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Australia.<br \/>\n3 In Mudane Aadan Muuse Jibriil, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u qaabilsan Midowga Afrika<\/p>\n<p>MAGACAABIDA AFHAYEENKA MADAXTOOYADA JSL<\/p>\n<p>Madaxweynuhu:<\/p>\n<p>Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey: Ahmiyadda weyn ee Af-hayeenka Madaxtooyadu u leeyahay Madaxtooyada Dalka iyo dhismaha Qaranka;<br \/>\nMarkuu Arkay: In baahi loo qabo in la buuxiyo jagada Af-hayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<br \/>\nMarkuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<\/p>\n<p>Wuxuu go\u2019aansaday<\/p>\n<p>In Mudane, Xuseen Aaden Cige (Deyr), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Af-hayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland. (Hore Wasiirkii Ganacsiga iyo Maalgashiga)<\/p>\n<p>************************************************************************************************<br \/>\nUjeeddo: Xil-ka Qaadis<\/p>\n<p>1 Ku: Mudane, Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandulle),<br \/>\nWasiirkii Hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada<br \/>\n2 Ku: Dr. Maxamed Rashiid Sh. Xasan,<br \/>\nWasiiru-dawlihii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah<br \/>\nOg: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah<br \/>\n3 Ku: Mudane, Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqalle)<br \/>\nTaliyihii Hore ee Ciidanka Qaranka JSL<br \/>\nOg: Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga<br \/>\n4 Ku: Eng. Cali Cumar Maxamed (Xoor-xoor),<br \/>\nMaareeyihii Hore ee Dekedda Berbera<br \/>\nOg: Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada<br \/>\n5 Ku: Mudane, Cumar Abokor Jaamac,<br \/>\nMaareeye Ku-xigeenkii Hore ee Dekedda Berbera<br \/>\nOg: Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada<br \/>\n6 Ku: Mudane, Maxamed Cabdi Bullaale,<br \/>\nAgaasimihii Guud ee Hore ee Guddida Qandaraasyada Qaranka<br \/>\nOg: Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka<br \/>\n7 Ku: Mudane, Jaamac Maxamed Odowaa,<br \/>\nAgaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda<br \/>\nOg: Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda<\/p>\n<p>Mudaneyaal,<\/p>\n<p>Waxaan aad idinka mahadinayaa muddadii aynu soo wada shaqaynay. Xilalka Qaranka ayey dabcigeed tahay in ay meerto noqoto oo kolba cid hanan karta loo dhiibo.<\/p>\n<p>Sidaa darteed, waxaan gartay in aan idinka qaado xilalkii aad qaranka Jamhuuriyadda Somaliland u hayseen.<\/p>\n<p>Haddaba, waxaan idinka rajaynayaa in aad si niyad sami ah ugu wareejisaan xilalka aad hayseen Masuuliyiinta aan xilalkaa u soo magacaabay, idinkoo mahadsan.<\/p>\n<p>ALLAA MAHAD LEH<br \/>\nCabdiraxman Sh. Cilmi Fahiye (Shamax)<br \/>\nAf-hayeenka Madaxtooyada JSL.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 Aug 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-25512","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1364,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25512","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=25512"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25512\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25516,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25512\/revisions\/25516"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=25512"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=25512"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=25512"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}