{"id":25540,"date":"2016-08-16T12:31:26","date_gmt":"2016-08-16T10:31:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25540"},"modified":"2016-08-16T12:31:26","modified_gmt":"2016-08-16T10:31:26","slug":"sawirro-madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-garoowe-kulan-kula-qaatay-hayadaha-qaramada-midoobey-ee-ka-hawl-gala-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25540","title":{"rendered":"Sawirro: Madaxweynaha dawladda Puntland oo Garoowe kulan kula qaatay hay\u2019adaha Qaramada Midoobey ee ka hawl-gala Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16 Agoosto, 2016 Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay hay\u2019adaha Qaramada Midoobey ee fadhigoodu yahay Garowe, kuwaas oo dawladda kala shaqeeya arrimaha aadanaha iyo mashaariicaha horumarineed.<\/p>\n<p>kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray wixii ka qabsoomay\u00a0 iyo waxa weli qabyada ka ah mashaariicaha sannadkaan 2016-ka ay hay\u2019adaha qaramada midoobey ka fuliyeen Puntland\u00a0 iyo sababaha ay u qabsoomi waayeen mashaariicahaasi.<\/p>\n<p>sidoo kale kulanka waxaa looga hadlay sidii Mashaariicaha muhimka ah ee ay hay\u2019adahaani ka fuliyaan magaalooyinka waaweyn ee Puntland loo gaarsiin lahaa gobollada iyo deegaanada laamiga ka baxsan, waxaana lagu ammaanay hay\u2019adda UNDP mashruuca buundaada ay \u00a0ka hirgelisey Jaamka degmada Xaabbo ee gobolka Gardaguu, jaamkaas oo dhib badan ku hayey bulshada degmada Xaabbo iyo ardayda wax ka barata dugsiyada xaafadaha kala duwan ee degmadaasi.<\/p>\n<p>kulanka ayaa waxaa sidoo kale lagu lafo guray dhaqaalaha ay deeq bixiyayaashu ugu deeqaan Puntland isla markaana lasoo marsiiyo hay\u2019adaha Qaramada Midoobey sidii ay \u00a0dawladdu si dhow ugula socon lahayd dhaqaalahaasi in uu gaarey meelihii loogu talo galay si dalka looga hirgeliyo adeegyo waxtar u leh bulshada.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Madaxweynaha dawladda Puntland ayaa ku war-gelisey hay\u2019adaha Qaramada midoobey in ay dawladda usoo gudbiyaan shaqaalaha ka shaqeeya dhammaan xafiisyada hay\u2019ahaasi oo aanay ku jirin kuwa caalamiga ah si ay u bixiyaan cashuuraha\u00a0 ku waajibey.<\/p>\n<p>Ugu dambayn Madaxweynaha dawladda Puntland ayaa hay\u2019adaha Qaramada Midoobey ku boorriyey in ay \u00a0marwalba mudnaanta koowaad \u00a0siiyaan deegaanada ka baxsan laamiga iyo dadka reer guuraaga ah isla markaana ay si siman ugu adeegaan shacabka Puntland<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-25541\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b.jpg\" alt=\"230-1b\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-25542\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b1.jpg\" alt=\"230-1b1\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b1.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b1-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-25543\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b2.jpg\" alt=\"230-1b2\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b2.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b2-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-25544\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b3.jpg\" alt=\"230-1b3\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b3.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b3-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-1b3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16 Agoosto, 2016 Qasriga Madaxtooyada Puntland&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25541,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-25540","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1164,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25540","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=25540"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25540\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25545,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25540\/revisions\/25545"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/25541"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=25540"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=25540"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=25540"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}