{"id":25686,"date":"2016-08-20T11:53:10","date_gmt":"2016-08-20T09:53:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25686"},"modified":"2016-08-20T11:53:10","modified_gmt":"2016-08-20T09:53:10","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-marxuum-maxamed-cali-samatar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25686","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Marxuum Maxamed Cali Samatar"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee marxuum S\/Guud Maxamed Cali Samatar oo xukuumaddii milateriga ee Soomaaliya ka soo qabtey xilal sare.<\/p>\n<p align=\"left\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/222-4d2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-24637\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/222-4d2.jpg\" alt=\"222-4d2\" width=\"419\" height=\"279\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/222-4d2.jpg 740w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/222-4d2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/222-4d2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/222-4d2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/222-4d2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 419px) 100vw, 419px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"left\">Marxuum Samantar oo dalka ka soo noqdey Madaxweyne Ku-Xigeen 1-aad, Ra\u2019iisul Wasaare, iyo Wasiirka Gaashaandhigga, ayaa xalay ku geeriyooday gobolka Virginia ee dalka Mareykanka.<\/p>\n<p align=\"left\">Madaxweynaha ayaa marxuumka ku tilmaamey inuu ahaa shakhsi waddankiisa wax badan oo waxtar leh u soo qabtey.<\/p>\n<p align=\"left\">\u201cInnaa Lillaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun. Anigoo ku hadlaya magaceyga, iyo kan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaan tiiraanyada la wadaagayaa qoyska, ehelada iyo shacabka Soomaaliyeed geeridan ku timid S\/Guud Maxamed Cali Samantar. Waxaa uu ahaa waddani kaalin weyn ka qaatey dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo waagaas noqdey kuwa ugu firfircoon uguna tayo wanaagsan Afrika\u2019\u2019.<\/p>\n<p align=\"left\">Madaxweynaha ayaa marxuumka Ilaahay uga baryey inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24637,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-25686","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1079,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25686","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=25686"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25686\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25687,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25686\/revisions\/25687"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/24637"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=25686"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=25686"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=25686"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}