{"id":25745,"date":"2016-08-21T09:54:49","date_gmt":"2016-08-21T07:54:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25745"},"modified":"2016-08-21T09:54:49","modified_gmt":"2016-08-21T07:54:49","slug":"breaking-news-faahfaahin-qaraxyo-gaalkacyo-lagu-weeraray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25745","title":{"rendered":"BREAKING NEWS: FAAHFAAHIN QARAXYO GAALKACYO LAGU WEERARAY"},"content":{"rendered":"<p>21 Aug 2016 (Puntlandes)\u00a0 Xero Dayax oo ah meesha ay dawlada Puntland ka dhisaysayy 100 ka Dukaan, \u00a0oo iminka dadka loo dhisayey kana agdhow meesha ay ku taalo xarunta dawlada hoose ee Gaalkacyo ayaa waxaa ugu horayn ka dhacay Qarax aad u Xoogan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/226-3.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-25291\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/226-3.gif\" alt=\"226-3\" width=\"398\" height=\"239\" \/><\/a><\/p>\n<p>Isla markiiba\u00a0 waxaa goobta gaaray Ciidanka amaanka Puntland iyagoo xiray oo isku wareejiyey goobtii uu Qaraxu ka dhacay.<\/p>\n<p>Wax yar kadib ayaa waxaa lagu soo weerararay goobtii Qaraxa koowaad uu ka dhacay ee ay Ciidamadu xirteen gaari loo yaqaan (NOAH) mini bus oo loo soo adeegsaday Qaraxa labaad, gaariga oo ay isku dayeen Ciidanka amaanku inay joojiyaan ayaa goobta isku Qarxiyey iyadoo Ciidanku ay Xabadaynayaan.<\/p>\n<p>Qaraxa labaad ee loo adeegsaday gaariga NOOH loo yaqaan ayaa sababay siday \u00a0Warbaahinta Puntlandes ogaatay Khasaare \u00a0badan oo aysan wali noo suurto gelin in aan helno tirade Dhimashada iyo Dhaawaca.<\/p>\n<p>Wixiii war ah eek u soo kordho Weerarka Gaalkacyo kala soco Warbaahinta Puntlandes<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 Aug 2016 (Puntlandes)\u00a0 Xero Dayax oo ah meesha ay dawlada Puntland ka dhisaysayy 100&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-25745","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1497,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25745","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=25745"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25745\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25746,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25745\/revisions\/25746"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=25745"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=25745"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=25745"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}