{"id":25798,"date":"2016-08-21T19:48:02","date_gmt":"2016-08-21T17:48:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25798"},"modified":"2016-08-21T19:48:02","modified_gmt":"2016-08-21T17:48:02","slug":"raiisul-wasaare-cumar-oo-cambaareeyey-qaraxii-ka-dhacay-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25798","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare Cumar oo Cambaareeyey Qaraxii ka dhacay Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>21 Aug 2016 (Puntlandes)\u00a0 Ra\u2019iisul Wasaaraha DFS\u00a0Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa cambaareeyey weerar is-qarxin ah oo maanta lagu qaaday xarunta dawladda hoose ee degmada Gaalkacyo xarunta Gobolka Mudug ee Puntland, halkaas oo naftooda ay ku waayeen dad isugu jirey shacab iyo masuuliyiin maamulka gobolka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/217-8l.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-25799\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/217-8l.jpg\" alt=\"217-8l\" width=\"559\" height=\"373\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/217-8l.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/217-8l-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/217-8l-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/217-8l-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/217-8l-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 559px) 100vw, 559px\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u201cDowladda Somaaliyeed aad ayey u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarunta dawladda hoose ee degmada Gaalkacyo, Waxaan leeyhay shacabka Gaalkacyo si wada-jira meel ha oga soo wada jeestaan dhagar-qabayaasha bartilmaameed sanaya shacabka iyo Madaxda\u201dayuu yiri R\/Wasaare Cumar.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Cumar wuxuu tacsi u diray ehelada dadkii iyo nafwaayay weerarka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed. \u201cDadka dhintay waxaan Eebbe uga baryayaa inuu jannadii fardowsa ka waraabiyo dadka dhaawaca ahna uu caafimaad deg deg ah siiyo,\u201d ayuu raaciyay R\/Wasaaraha.<\/p>\n<p>Dhanka kale Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska DFS\u00a0Maxamed Cabdi Xayir \u201cMaareeye\u201d ayaa falka argagixisada ay ka fuliyeen Gaalkacyo ku tilmaamay mid wuxuushnimo ah, isla markaana Xukuumadda ay gacan ka geysan doonto sidii maamulada dalka looga gacan siin lahaa cirib tirka Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 Aug 2016 (Puntlandes)\u00a0 Ra\u2019iisul Wasaaraha DFS\u00a0Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa cambaareeyey weerar is-qarxin ah&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25799,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-25798","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1291,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25798","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=25798"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25798\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25800,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25798\/revisions\/25800"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/25799"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=25798"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=25798"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=25798"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}