{"id":25801,"date":"2016-08-21T19:53:55","date_gmt":"2016-08-21T17:53:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25801"},"modified":"2016-08-21T19:53:55","modified_gmt":"2016-08-21T17:53:55","slug":"madaxweynaha-dfs-oo-cambaareeyay-weerarkii-waxashnimo-ee-argagixisada-ay-ka-fuliyeen-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=25801","title":{"rendered":"Madaxweynaha DFS oo cambaareeyay weerarkii waxashnimo ee argagixisada ay ka fuliyeen Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>21 Aug 2016 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha DFS\u00a0Xasan Sheekh \u00a0ayaa sheegay in kooxaha argagixisada guuldarrooyin culus oo ku habsadey awgeed ay doonayaan inay gummaadka shacabka u adeegsadaan muujinta saameyntooda.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-25674\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2b.jpg\" alt=\"230-2b\" width=\"447\" height=\"298\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2b.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2b-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2b-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2b-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2b-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 447px) 100vw, 447px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa ka hadlayey weeraradii waxashnimada ee saaka argagixisada ka fuliyeen magaalada Gaalkacyo, halkaas oo dad u badan shacab ay ku shahiideen.<\/p>\n<p>\u201cDagaalka xaqa ah ee aan ku jirno ee hiilinta qiimaha nolosha dadka Soomaaliyeed wuu sii socon doonaa, waxaana idinku bishaareyneynaa in dhowaan la soo afjari doono, argagixisadana laga suulin doono geyiga Soomaaliya iyo gobolka Geeska Afrika oo dhan\u201d, ayuu yiri Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in dadkii maanta shahiiday ay noloshooda qaaliga ah ku waayeen iyagoo dalkooda iyo shacabkooda u adeegaya, isagoo Allah uga baryey inuu naxaristii janno ka waraabiyo, qoysaskii, eheladii iyo shacabka ay ka geeriyoodeenna uu samir iyo iimaan ka siiyo.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale uu Madaxweynaha Ilaahay uga baryey dadkii ku dhaawacmey weerarkaasi waxashnimada ah inuu deg-deg caafimaad buuxa u siiyo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Madaxweynaha waxaa uu farey laamaha amniga ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada inay xoojiyaan dagaalka lagula jiro argagixisada oo haatan maraya weji gebagabo ah.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 Aug 2016 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha DFS\u00a0Xasan Sheekh \u00a0ayaa sheegay in kooxaha argagixisada guuldarrooyin culus oo ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25674,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-25801","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1226,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25801","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=25801"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25801\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25802,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25801\/revisions\/25802"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/25674"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=25801"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=25801"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=25801"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}