{"id":2587,"date":"2014-09-18T13:23:19","date_gmt":"2014-09-18T11:23:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2587"},"modified":"2014-09-18T13:23:19","modified_gmt":"2014-09-18T11:23:19","slug":"akhri-ajandaha-shirka-federaaldiidka-ma-sanaa-puntland-u-dambaysay-oo-isbedelkii-keenay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2587","title":{"rendered":"Akhri ajandaha Shirka Federaaldiidka: Ma sanaa Puntland u dambaysay oo Isbedelkii keenay?"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/130.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2436\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/130.png\" alt=\"130\" width=\"128\" height=\"67\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa wax aad iyo aad looga naxo ah in maanta uu Caasimada Puntland ee Garowe ka furmo shir loogu yeerey kulan Cilmi baaris ah oo ay soo qaban qaabiyeen kooxda Federaal diidka ee huwan magaca Hay\u2019ada loogu yeero Heritage oo uu hogaansho Cabdi Ceynte.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/216.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2585\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/216-300x163.png\" alt=\"216\" width=\"300\" height=\"163\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Ajandaha kulanka la sheegey iney Reer Puntland ka doodayaan Federaalka halkan hooseka akhri<\/strong><\/p>\n<p><strong>1\u2013<\/strong>Nidaamkee Federaal ah ayaa Somalia u haboon?<\/p>\n<p>2\u2013Somalidu nidaamka Federaalka ma si cilmi ku dhisan ayey ku wadaan mise habqaldan, sida hada wax ku socdaan sidee u aragtaa? &#8211;<\/p>\n<p>3\u2013 Hadii ay suura gali waydo in la qaato habka aad rabto, habkee ayaa kuugu soo xiga oo aad is-leedahay waa la qaadan karaa?<\/p>\n<p>4\u2013 Hanaankee ayaad is-leedahay waa in laga fogaado, sababta sheeg?<\/p>\n<p>5\u2013 Federaaleyntu ma waxaad is-leedahay Soomali ayaa riixeysa, mise awoodo kale oo dibada ah? \u00a0iyo kuwa la mid ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hay\u2019adaan oo ololaysa danta kooxda Xamar ayaa \u00a0ku caan ah ka been sheegid Cilmi baaris ay sheegaan in ay sameeyaan,iyagoo ujeedkooda ugu wayni ay yahay inay burburiyaan nidaamka Federaalka, waxaana ka dambeeya oo daaha gadaashiisa fadhiya kooxda Federaal-diidka ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201d Waxaa ayaan daro ah Puntland oo aheyd hooyadii Federaalka Somalia in shacabkeeda la waydiiyo maanta su\u2019aalahaan iyo kuwa lamid ah\u201d sidaas waxaa yiri Cabdi Maxmud oo kamid ahaa dada haysta casumaada lagaga qayb galayo Bar-naamijkaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kooxda ayaa wararku sheegayaan in laga soo eryey xarunta maamulka Somaliland ee Hargeysa, kadib markii dowlada wax ka ogaatey qorshaha Barnaamijkooda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wararka ku xeeran Barnaamijkan cilmi baaritsa ee hay\u2019ada Heritage riixeyso ayaa\u00a0sheegaya\u00a0iney\u00a0hordhac u yihiin\u00a0qodobo\u00a0la rabo in laga bedalo dastuurkii lagu heshiiyey iyadoo waa hore intiisii badnayd Dastuurka laga dhigay wax la bedalay iyo wax lagu tuntay. Waxay rabaan in ay hordhigaan guddiga dib-u-eegista ku sameynaya\u00a0Dastuurka Federaalka kuwaasoo dhowaan la\u00a0magaacbey iyagoo ku doodaya in ay dadka rabitaankiisii Federaaldiidnomo uu yahay, oo dadka Somaliyed aysan Federaal rabin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxaa wax aad iyo aad ayaan daro u ah in dowladii Puntland loo igmaday dadkana ku maaweelinaysay kolna lahayd xiriirkii ma soo celin kolna lahayd waan u jaray in ay maanta raali uga tahay in ay Caasimadii Puntland ay riwaayadaas la yimaadaam kooxda Villa Wardhiigleey ee Xasan Culusoow.<\/p>\n<p>Isbedelkii Puntland ka hanoqaaday 08 janaayo 2014 ee Dr Gaas hogaanka u hayey wuxuu keenay ayaandaran ah in Xasan Culusoow dhaho Gobolada Sool iyo Sanaag waa maamul gooni ah, Gobolka Mudug waan ka jaray Puntand hadana Garowe riwaayadan loola yimid oo maxaa haray oo la sugaa?<\/p>\n<h2>Puntlandes.com<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa wax aad iyo aad looga naxo ah in maanta uu Caasimada Puntland ee Garowe&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2587","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1911,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2587","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2587"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2587\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2588,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2587\/revisions\/2588"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2587"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2587"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2587"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}