{"id":2589,"date":"2014-09-18T18:22:14","date_gmt":"2014-09-18T16:22:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2589"},"modified":"2014-09-18T18:22:14","modified_gmt":"2014-09-18T16:22:14","slug":"yaab-dhagayso-gaas-oo-fasaxay-cabdi-caynte-iyo-federaaldiidkii-oo-garowe-shir-ku-qabsaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2589","title":{"rendered":"Yaab Dhagayso: Gaas oo fasaxay Cabdi Caynte iyo Federaaldiidkii oo Garowe shir ku qabsaday"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/130.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2436\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/130.png\" alt=\"130\" width=\"128\" height=\"67\" \/><\/a><\/p>\n<p>Garowe (Pes): Madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas ayaa wuxuu u fasaxey\u00a0hay&#8217;adda cilmi baarista Heritage\u00a0ee u dooda Faderaaldiidka iyo qabiilka Xamar ku habsaday in ay shacabka Puntland wax ka waydiiso qaabka nidaamka Federaalka ee dalka Somalia\u00a0lagu dhaqayo iyo ay Somalia qaadato Federaal iyo in kale, Shirka ayaa saaka markii saacadu ahayd\u00a011:00 subaxnimo waxaa ka furmey Hotel\u00a0ku yaala bartamaha magaalada Garowe kulan dad gaaraya\u00a0boqol qof kasoo qayb galeen. Waxaa la casumaamay dadka ku yimid qaab xulasho ah ayaa.<\/p>\n<p>Dadka laga casumey skirkaan ayaa isugu jirey ganacsato, culumaa&#8217;udiin, xubno\u00a0ka sacotey hay&#8217;adaha aan dowliga aheyn iyo dadka ka tirsan ururada bulshada kuwaasoo sida wararku aan ku helyno intooda badan\u00a0dood\u00a0kulul soo jeediyey.<\/p>\n<p>Su&#8217;aalaha ayaa ku wajahnaa inta badan madaxda hay&#8217;adaan\u00a0 waxaana ka mid ahaa,\u00a0sababta keentey in shirkaan lagu qabto Caasimada Puntland ee Garowe iyadoo shaki la galinayo\u00a0qaabka\u00a0Federaalka Somalia madaama\u00a0la ogyahay in shacabka Puntland horey u qaatey nidaamkaan 16 sano ka hor.<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxaa la waydiiyey Kooxda shirka wadatay in laga aaminsayahay iney yihiin koox ilaalisa danaha dad gaara ama qabiil gaar ah islamarkaana diidan in nidaamka\u00a0Federaalka lagu dhaqo\u00a0Somalia iyo su&#8217;aalo kale.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlada Federaalka ee Somalia ayaa tan iyo inta uu qabtey xilka\u00a0waxaa uu \u00a0dood galinayey nidaamka Federaalka Somalia ku dhaqanto taasoo ku cad Dastuurka isagoo dhinaca kale\u00a0carabka ku adkeeya in shacabka Somalia loo baahanyahay\u00a0iney doortaan qaabka nidaamka Federaalka ee la dhaqmi karo.<\/p>\n<p>Cabdi Caynte oo madax u ah hay&#8217;adaan ayaa saaka soo gaarey magaalada Garowe kadib markii uu ka soo duuley Muqdisho inta uusan kulankaan furmin. Warbaahinta Radio Garowe\/Garowe online oo la hadashey Cabdi Caynte ayaa wax ka waydiisay kulankaan ujeedooyinkiisa, cida u fasaxdey hay&#8217;dada cilmi baarista iney\u00a0ku qabsato Garowe iyo aragtida dadweynaha ka aaminsan yihiin Heritage,\u00a0waxaa uu ka qabo warisigana sidaan ayuu u dhacey.<\/p>\n<p>Isbedelkii la doonayey ma in Puntland lagu burburiyuu noqday? Ma in cadawgeeda loo hiiliyoo Puntland laga hiiliyuu noqday? Ma in xasan Culusoow iyo kooxdiisu burburiyaan Puntland buu noqday? Ma in Shacabka Puntland maanta dhafoorada haystaan buu noqday? Ma in Gobolka Mudug Qalin lagu xaduu noqday? waa yaabe isbedelkii ka hanaqaaday Puntland ma saanuu noqday?<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Halkan ka dhageyso<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-2589-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/cayte.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/cayte.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/cayte.wav<\/a><\/audio>\n<h2>Xafiiska wararka<br \/>\nPuntlandes.com<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garowe (Pes): Madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas ayaa wuxuu u fasaxey\u00a0hay&#8217;adda cilmi baarista Heritage\u00a0ee u dooda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2589","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1711,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2589","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2589"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2589\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2591,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2589\/revisions\/2591"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2589"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2589"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2589"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}