{"id":26003,"date":"2016-08-25T08:20:24","date_gmt":"2016-08-25T06:20:24","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26003"},"modified":"2016-08-25T08:25:18","modified_gmt":"2016-08-25T06:25:18","slug":"maydka-marxuum-gen-maxamed-cali-samatar-oo-maanta-la-keenayo-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26003","title":{"rendered":"Meydka AUN Janaraal Samatar oo laga soo dejiyay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>25 Aug 2106 (Puntlandes) Maanta ayaa sida uu qorshuhu yahay waxaa magaalada Muqdisho Aas Qaran loogu sameyn doonaa AUN sareeyo guud Maxamed Cali Samatar oo dhowaan ku geeriyooday isbitaal ku yaala magaalada Virginia ee dalka Mareykanka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2b8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-25709\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2b8.jpg\" alt=\"230-2b8\" width=\"304\" height=\"408\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2b8.jpg 600w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2b8-223x300.jpg 223w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2b8-292x392.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 304px) 100vw, 304px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"google-ad google-ad-post-content\">\u00a0Garoonka duyuuradaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo caga dhigatay duyuuradda Turkish Airlines oo sidda meydka AUN janaraalka, iyadoo Garoonka ay ku sugan yihiin mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo ehelada janaraal Maxamed Cali Samatar.<\/div>\n<p>Cutubyo ka tirsan ciidanka xooga dalka Soomaaliya oo ay kamid yihiin kooxda Bambayda \u00a0ayaa sidoo kale garoonka duyuuradaha ee Aadan Cadde ku sugan.<\/p>\n<p>Aaska sareeyo guud Maxamed Cali Samatar ayaa waxaa ka qeybgali doona madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya, Ra\u2019isul wasaaraha iyo xubnaha labada gole ee dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa si weyn loo adkeeyay iyadoo waddooyinka qaar lagu arkayo ciidamo aad u feejigan oo sugaya amniga.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 Aug 2106 (Puntlandes) Maanta ayaa sida uu qorshuhu yahay waxaa magaalada Muqdisho Aas Qaran&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25709,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-26003","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1478,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26003","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=26003"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26003\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26006,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26003\/revisions\/26006"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/25709"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=26003"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=26003"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=26003"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}