{"id":26035,"date":"2016-08-25T13:18:16","date_gmt":"2016-08-25T11:18:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26035"},"modified":"2016-08-25T13:18:16","modified_gmt":"2016-08-25T11:18:16","slug":"guddoomiyaha-bankiga-dhexe-oo-xaqiijiyay-in-530000-laga-xaday-bankiga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26035","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Bankiga dhexe oo xaqiijiyay in $530,000 laga xaday Bankiga"},"content":{"rendered":"<p>25 Aug 2106 (Puntlandes) Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya mudane Bashiir Ciise Cali oo maanta xafiiskiisa shir saxaafadeed ku qabtay ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyay warar maalmahan la isla dhexmarayay oo ahaa in khasnadda Bankiga dhexe ee Soomaaliya laga xaday lacag.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-4a5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-26036\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-4a5.jpg\" alt=\"230-4a5\" width=\"535\" height=\"401\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-4a5.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-4a5-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-4a5-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-4a5-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-4a5-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-4a5-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-4a5-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 535px) 100vw, 535px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Mudane, Bashiir Ciise Cali, guddoomiyaha Bankiga dhexe ee dalka ayaa sheegay in lacagta uu xaday mid kamid ah khasnajiyaasha Bankiga \u00a0ay dhan tahay $530,000. Kaas oo lagu magacaabo Muxiyadii Maxamed Xasan\u00a0 (Muxiyadiin Santooni) isla markaana uu baxsaday ninkaas.<\/p>\n<p>Guddoomiyuhu waxaa uu sidoo kale sheegay in ninkaas uu lacago been abuur ah uu Bankiga keenay isla markaana uu qaatay lacagtii rasmiga aheyd sidaasna ay ugu suuragashay in uu lacagtaas xado.<\/p>\n<p>Bashiir Ciise Cali, guddoomiyaha Bankiga dhexe ee dalka ayaa waxaa uu shacabka Soomaliyeed guud ahaan gaar ahaan laamaha amniga uu ka codsaday in ay gacan ka geystaan sidii loo soo qaban lahaa ninkaas burcadka ah.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 Aug 2106 (Puntlandes) Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya mudane Bashiir Ciise Cali oo maanta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26036,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-26035","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1489,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26035","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=26035"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26035\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26037,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26035\/revisions\/26037"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/26036"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=26035"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=26035"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=26035"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}