{"id":26169,"date":"2016-08-27T23:38:11","date_gmt":"2016-08-27T21:38:11","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26169"},"modified":"2016-08-27T23:38:11","modified_gmt":"2016-08-27T21:38:11","slug":"dhagayso-amiir-maxamuud-oo-golaha-1960-uga-warbixiyey-gurmadka-gaalkacyo-llooga-baahan-yahay-dhibaatooyinkii-ay-qaraxyadu-sababeen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26169","title":{"rendered":"Dhagayso: Amiir Maxamuud oo Golaha 1960 uga warbixiyey Gurmadka Gaalkacyo llooga baahan yahay &#038; dhibaatooyinkii ay Qaraxyadu sababeen"},"content":{"rendered":"<p>27 Aug 2016 (Puntlandes) Amiir Maxamud Yusuf oo ka mida Isimada Puntland ahna Gudoomiyaha Sanduuqa Horumarinta Gobolka Mudug ayaa uga waramay golaha1960\u00a0 iyo ummadda somaliyeed xaaladda ka jirta magaaladda Gaalkacayo ee ay sababeen weerarkii Qaraxyada ahaa ee ay Alshabaab Axadii 21ka Agoosto ku soo qaaday magaalada Gaalkacyo.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/74e.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-26170\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/74e.jpg\" alt=\"74e\" width=\"603\" height=\"402\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/74e.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/74e-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/74e-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/74e-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/74e-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 603px) 100vw, 603px\" \/><\/a><br \/>\nAmiirka ayaa warbixiyey Dhaawacyada ,burburka hantiyeed,nabadgelyo iyo sida loogu baahan yahay in loogu gurmado dadka dhibaatadu ka soo gaartey qaraxyadii ka dhacay magaaladaasi Gaalkacayo.<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa ka hadlay\u00a0Sheekh C\/risaaq Sancaani ,C\/raxman Dalmar iyo \u00a0Sugule oo dhamaantood sheegay in ummadda somaliyeed uu khayr iyo wanaag ugu jiro hadey isu gurmadaan , dadka Somaliyeedna ay ka qaybqaataan Gurmadka loo samaynaayo Dadka ay dhibaatadu ka soo gaartey Qaraxii Gaalkacayo.<\/p>\n<p>Dhagayso Amiir Maxamuud<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-26169-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/A_amiir_27.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/A_amiir_27.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/A_amiir_27.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 Aug 2016 (Puntlandes) Amiir Maxamud Yusuf oo ka mida Isimada Puntland ahna Gudoomiyaha Sanduuqa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26170,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-26169","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":3450,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26169","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=26169"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26169\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26172,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26169\/revisions\/26172"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/26170"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=26169"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=26169"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=26169"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}