{"id":26201,"date":"2016-08-29T07:49:02","date_gmt":"2016-08-29T05:49:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26201"},"modified":"2016-08-29T07:49:02","modified_gmt":"2016-08-29T05:49:02","slug":"sawirro-wasaaradda-shaqada-iyo-shaqaalaha-oo-soo-xirtay-tababar-kii-madaxqaybeedyada-waaxda-maamulka-lacagaha-iyo-waaxda-iibka-finance-unit-heads-procurement-unit-heads","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26201","title":{"rendered":"Sawirro: Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha oo soo xirtay tababar kii Madaxqaybeedyada Waaxda maamulka lacagaha iyo Waaxda Iibka (Finance Unit Heads &#038; Procurement Unit Heads)"},"content":{"rendered":"<p><strong>Garowe:<\/strong> Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 28-Aug-2016 soo gaba-gaboobay tababar muddo lix maalmood ah ka socday xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland, tababarkaas oo loo qabtay Madaxqaybeedyada maamulka iyo lacagaha iyo Madax qaybeedyada IIbka <strong>(Finance Unit Heads &amp; Procurement Unit Heads)<\/strong> \u00a0ee Hay\u2019adaha iyo Wasaaraddaha ka faa\u2019iidaysanaya mashruuca tayeynta iyo shaqo qorista \u00a0uu Bangiga Adduunku maal galinayo, waxaana xiriirinayey guddiga isku dubbaridka iyo xiriirinta(<strong>Project Coordination Unit-PCU) <\/strong>ee xafiiska Madaxweynaha.<\/p>\n<div class=\"google-ad google-ad-post-content\"><\/div>\n<p>Tababarkan ayaa u jeedkiisu ahaa sidii shaqaalaha cusub \u00a0aqoontooda kor loogu qaadi lahaa ka hor inta aysan tagin xaruumahooda shaqo ee ay ka hawl geli doonaan , tababarkan ayaa si khaas ah ula xiriiray shaqo maalmeedka ay qaban doonaan \u00a0shaqaalaha cusubi markay xafiisyadooda tagaan.<\/p>\n<p>Shaqaalahaan cusub ee uu tababarku uso gebgeboobey \u00a0ayaa sheegay in ay wax badan ka\u00a0 faa\u2019iideen mudadii uu tababarku socday, iyagoo sheegay in ay qaateen casharo kala duwan\u00a0 oo ay bixinayeen khuburo ku takhakhustay casharadii ay qaateen, taas oo wax badan ka saacidi doonta gudashada waajibaadkooda shaqo ee maalin laha ah.<\/p>\n<p>Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha ee qaybta dhallinyarada iyo ciyaaraha Axmed Cabdalle Tigaana iyo Agaasimaha guud ee qaybta shaqaala Jibriil Maxamed Saalax , ayaa ugu horayn u mahadcelisay dhammaan dadkii ka qayb-qaatay suurta galinta tababarkan,\u00a0 iyadoona ay si khaas ah ugu mahadceliyeen Guddiga xiriirinta mashruuca ee Xafiiska Madaxweynaha <strong>(Project Coordination Unit-PCU)<\/strong> iyo tababarayashii bixinayey casharada mudadii uu socday tababarku, kuwaas oo ka kala socday, Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha, Jaamacadda PSU iyo Shirkadda Geopolicity Int.<\/p>\n<p>Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed\u00a0 oo ah Xiriiriyaha\u00a0 mashruuca\u00a0 ayaa uga horayn uga mahadceliyeey Shaqaalaha Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha sidii hawlkarnimada lahayd ee ay u soo agaasimeen tababarka, islamarkaana u daadihiyeen mudadii uu socday tababarku, Maxamed ayaa sidoo kale u mahadceliyeey tababarayaashii bixinayeey tababarka.<\/p>\n<p>Xiriiriyaha Mashruuca ayaa sheegay in ay dadaal dheeri ah ugu jiraan\u00a0 sidii \u00a0mashruucani uu mirro dhal u noqon lahaa isla markaasna Dowladdu uga faa\u2019iidaysan lahayd. Wuxuu intaas ku daray \u00a0in kor loo qaadi doono tayada iyo aqoonta shaqaalaha, dhawaana la bilaabi doono tababarro lagu kobcinayo aqoonta shaqaalaha. Ugu danbayn wuxuu kula dardaarmay shaqaalaha tababarka la siiyeey \u00a0in ay uga faa\u2019iidaystaan sida ugu wanaagsan, isla markaasna daacad u noqdaan dalkooda iyo dadkoodaba.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-56937\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0822.jpg?resize=800%2C533\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0822.jpg?w=800 800w, http:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0822.jpg?resize=600%2C400 600w\" alt=\"DSC_0822\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-56938\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0839.jpg?resize=800%2C533\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0839.jpg?w=800 800w, http:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0839.jpg?resize=600%2C400 600w\" alt=\"DSC_0839\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-56939\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0856.jpg?resize=800%2C533\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0856.jpg?w=800 800w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0856.jpg?resize=600%2C400 600w\" alt=\"DSC_0856\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-56940\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0859-1.jpg?resize=800%2C533\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0859-1.jpg?w=800 800w, http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0859-1.jpg?resize=600%2C400 600w\" alt=\"DSC_0859\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-56941\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0888.jpg?resize=800%2C533\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0888.jpg?w=800 800w, http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0888.jpg?resize=600%2C400 600w\" alt=\"DSC_0888\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-56942\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0889-1.jpg?resize=800%2C533\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0889-1.jpg?w=800 800w, http:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0889-1.jpg?resize=600%2C400 600w\" alt=\"DSC_0889\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-56943\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0890-1.jpg?resize=800%2C533\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0890-1.jpg?w=800 800w, http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0890-1.jpg?resize=600%2C400 600w\" alt=\"DSC_0890\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-56944\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0892.jpg?resize=800%2C533\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0892.jpg?w=800 800w, http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0892.jpg?resize=600%2C400 600w\" alt=\"DSC_0892\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-56945\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0893-1.jpg?resize=800%2C533\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0893-1.jpg?w=800 800w, http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0893-1.jpg?resize=600%2C400 600w\" alt=\"DSC_0893\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-56946\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0896-1.jpg?resize=800%2C533\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0896-1.jpg?w=800 800w, http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0896-1.jpg?resize=600%2C400 600w\" alt=\"DSC_0896\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-56947\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0897.jpg?resize=800%2C533\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0897.jpg?w=800 800w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0897.jpg?resize=600%2C400 600w\" alt=\"DSC_0897\" width=\"800\" height=\"533\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garowe: Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 28-Aug-2016 soo gaba-gaboobay tababar muddo lix maalmood ah ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26202,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-26201","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1333,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26201","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=26201"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26201\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26203,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26201\/revisions\/26203"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/26202"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=26201"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=26201"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=26201"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}