{"id":26207,"date":"2016-08-29T08:10:40","date_gmt":"2016-08-29T06:10:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26207"},"modified":"2016-08-29T08:12:31","modified_gmt":"2016-08-29T06:12:31","slug":"fadeexad-akhriso-warqaddii-beddeshay-wajigii-doorashada-2016","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26207","title":{"rendered":"FADEEXAD: Akhriso Warqaddii Beddeshay Wajigii Doorashada 2016"},"content":{"rendered":"<p>29 Aug 2016 (Puntlandes) Waxaa la kordhiyey Odeyaashii dhaqanka ee lama taabtaanka ahaa 135 yaa waxaa laga dhigay 136 iyadoo loogu daneynayo Farah Cabdulqadir oo isaga dartii labo xukuumadood loo soo riday.<\/p>\n<p>Sababta ka dambaysa ayaa ah Loolan xoog leh oo u dhaxeeya Xildhibaan Farax Cabdulqadir iyo Fahad Yaasiin Xaaji oo\u00a0maalmihii la soo dhaafay laga dareemay magaalada Muqdisho, iyadoo arrintan ay ka dhalatay markii labada nin oo isku beel ah ay isku qabsadeen kursiga Xildhibaanimo ee Beesha.<\/p>\n<p>Shir qarsoodi ah oo aan caadi aheyn oo qaar ka mid ah madaxda Madasha Wada-tashiga Qaran ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa looga hadlay is qab qabsiga ka taagan kursiga Xildhibaanimo ee Beesha reer Aw-xasan, iyadoo arrintan aheyd mid maalmihii la soo dhaafay aad looga hadlay hayay Muqdisho.<\/p>\n<h3>Shir Qarsoodi ah oo Muqdisho ka dhacay!!<\/h3>\n<p><strong>Shirkan qarsoodiga<\/strong> ah oo ay isugu yimaadeen <strong>Madaxweynaha<\/strong>, <strong>Guddoomiyaha Baarlamaanka, Ra\u2019iisul Wasaaraha, Madaxweynaha iyo Madaxweynaha Jubbaland<\/strong> ayaa looga hadlay cabasho la sheegay inay ka timid beesha Reer Aw Xasan ama Taageerayaasha Xildhibaan Farah Cabdulqadir.<\/p>\n<p>Warqad ay heshay Warbaahinta Puntlandes\u00a0oo uu ku saxiixnaa <strong>Guddoomiyaha Baarlamaanka<\/strong> ayaa muujinaya <strong>in Madaxda Madasha qaarkood<\/strong> a<strong>y isku raaceen in la abuuro oday dhaqameed cusub, kaasoo lagu kordhinayo liiskii 135 oday.<\/strong><\/p>\n<p>Warqadan ayaa si toos ah ugu socotay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta doorashooyinka heer Federaal, Guddiga doorashooyinka dowlad goboleedyada, iyadoo lagu ogeysiiyay Madasha Wada-tashiga Qaran, waxaana lagu howl geliyay Oday dhaqameed cusub oo lagu biirinayo liiska 135 oday.<\/p>\n<h3><strong>\u00a0Xulista Kuraasta Xildhibaanada Beesha\u00a0Reer Aw-Xasan oo kala\u00a0qaaday!!<\/strong><\/h3>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2a8.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-25672\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2a8.png\" alt=\"230-2a8\" width=\"514\" height=\"242\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2a8.png 514w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2a8-300x141.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2a8-292x137.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 514px) 100vw, 514px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sida lagu caddeeyay qoraalkan waxaa la kala qaaday soo xulista Kursiga Xildhibaan ee Beesha Reer Aw-Xasan, iyadoo Suldaankii hore uu hoggaamin doono howlaha la xiriira doorashada kursiga Xildhibaanimo ee Beesha reer Aw-Xasan ee <strong>Koofur Galbeed<\/strong>.<\/p>\n<p>Halka <strong>Nabadoonka cusub<\/strong> ee la howl gelinayo uu hoggaamin doono kursiga Xildhibaan ee Beesha reer Aw-Xasan ka heleyso\u00a0<strong>Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe<\/strong>.<\/p>\n<h3>Kursigii Farax Cabdulqadir oo ,halis la galiyey<\/h3>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-5a8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-26210\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-5a8.jpg\" alt=\"230-5a8\" width=\"459\" height=\"258\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-5a8.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-5a8-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-5a8-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-5a8-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-5a8-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 459px) 100vw, 459px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Arrintan ayaa ka dambeysay markii uu halis galay Kursiga Farax\u00a0Cabdulqadir, \u00a0iyadoo xubnaha Madasha qaar ay doonayaan inay difaacaan kursigaas, maadaama laga war helay in Suldaankii Beeshaas uu doonayo in Fahad Yaasiin uu siiyo kursiga Xildhibaanimo.<\/p>\n<p>Isku dayo badan oo Farax Cabdulqadir ku doonayay inuu ku hantiyo kursiga ayaa guuldareystay, waxaana \u00a0taasi keentay in Fahad ku xoog badnaado dadka noqon kara ergada, iyadoo halka Odey ee beesha reer Aw-Xasan ugu jirey Odayaasha 135 ah uu diidey inuu saxiixo ergo uu soo qortay Faarax C\/qaadir.<\/p>\n<h3>Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hiiliyey Farax Cabdiqadir<\/h3>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-25674\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2b.jpg\" alt=\"230-2b\" width=\"477\" height=\"318\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2b.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2b-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2b-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2b-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2b-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 477px) 100vw, 477px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la sheegay inuu door weyn ka qaadanayo arrinta, si uu saaxibkiis ugu difaaco kursiga Xildhibaanimo, waxaana taas keentay in loolanka ka dhashay kursigaas ay oday dhaqameed cusub lagu abuuro.<\/p>\n<p>Hadaba halkan hoose ka akhriso warqadii ka soo baxday Guddoomiyaha Baarlamaanka Jawaari oo lagu howl geliyay Saxiixa\u00a0cusub oo ka dhigaya Saxiixayaasha 136..<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-5a7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-26208\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-5a7.jpg\" alt=\"230-5a7\" width=\"576\" height=\"729\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-5a7.jpg 576w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-5a7-237x300.jpg 237w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-5a7-292x370.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 576px) 100vw, 576px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 Aug 2016 (Puntlandes) Waxaa la kordhiyey Odeyaashii dhaqanka ee lama taabtaanka ahaa 135 yaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26208,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-26207","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2557,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26207","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=26207"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26207\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26213,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26207\/revisions\/26213"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/26208"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=26207"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=26207"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=26207"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}