{"id":26258,"date":"2016-08-30T12:36:16","date_gmt":"2016-08-30T10:36:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26258"},"modified":"2016-08-30T13:21:13","modified_gmt":"2016-08-30T11:21:13","slug":"gaalkacyo-liiska-dadkii-ka-danbeeyey-qaraxii-gaalkacyo-iyo-sawirro-ay-puntland-soobandhigtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26258","title":{"rendered":"Gaalkacyo: Liiska dadkii ka danbeeyey qaraxii Gaalkacyo iyo sawirro ay Puntland soobandhigtay."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan hay\u2019adaha amniga ee Puntland in ay soo qabqabtaan dhagar qabayaasha kooxda alshabaab ee geystey falkii bahalnimo ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo 21 Agoosto, 2016-ka.<\/p>\n<p>Falkaas oo ay naftooda ku waayeen dad badan, isla markaana ay ku burburtay hanti tiro badan.<\/p>\n<p>Haddaba waxaanu halkaan idiinku soo gudbineynaa qayb ka mid ah sawirrada iyo magacyada dhagar qabayaasha Al-shabaab ee falkaasi waxashnimo ee ka dhacay xarunta dawladda Hoose iyo suuqii ganacsiga ee Xero dayax geystey.<\/p>\n<p><strong>1. Maxamed Nuur Jaamac ama Bashiir Maxamed Nuur oo loo yaqaano \u201cBINU MAXAMED\u201d<\/strong><\/p>\n<p>Da\u2019diisa: 40-45 sanno jir.<\/p>\n<p>Ku dhashay Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Beeshiisa: Cumar Maxamuud\/ Reer Mahad.<\/p>\n<p>Shaqadiisa: Madaxa Qaraxyada Al-shabaab ee Gobollada Puntland.<\/p>\n<p><strong>2. Nuur Maxamed Cabdullaahi ama Nuur Cabdullaahi Diini oo loo yaqaano \u201cNUUR DEEQ\u201d<\/strong><\/p>\n<p>Da\u2019diisa: 45 sanno jir.<\/p>\n<p>Ku dhashay: Koonfurta Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Beeshiisa: Sacad\/ Reer Hilowle.<\/p>\n<p>Shaqadiisa: Madaxa Qaraxyada iyo dilalka Alshabaab ee Gobolka Mudug.<\/p>\n<p><strong>3. Cabdulqaadi Xaaji Yuusuf<\/strong><\/p>\n<p>Ku dhashay: Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Beeshiisa: Dir\/ Qubeys.<\/p>\n<p><strong>4. Cabdishakuur Mire.<\/strong><\/p>\n<p>Ku dhashay: Koonfurta Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Beeshiisa: Sacad\/ Reer Nimcaale.<\/p>\n<p><strong>5. Muxiyadiin Dakharre.<\/strong><\/p>\n<p>Ku dhashay: Koonfurta Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Beeshiisa: Sacad \/ Reer Hilowle.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaanu halkaan idiinku soo gudbineynaa magaca dhagar qabihii isku qarxiyey xarunta dawladda hoose ee Gaalkacyo 21 Agoosto, 2016-ka, kaas oo gaadhigii Noohada ahaa ee qaraxa geystey isku qarxiyey, Faahfaahintiisana hoos ka akhriso.<\/p>\n<p><strong>6. Cabdullaahi Fanax<\/strong><\/p>\n<p>Da\u2019diisa: 22 Sanno Jir.<\/p>\n<p>Ku dhashay Ceel-waaq<\/p>\n<p>Beeshiisa: Marreexaan\/ Uur midig.<\/p>\n<p><strong>&#8212;DHAMMAAD&#8212;<\/strong><\/p>\n<p><strong>XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>SAWIRRO<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/Wanted-218x300.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-26260\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/Wanted-218x300.jpeg\" alt=\"Wanted-218x300\" width=\"431\" height=\"593\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/Wanted1-218x300.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-26259\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/Wanted1-218x300.jpeg\" alt=\"Wanted1-218x300\" width=\"511\" height=\"703\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan hay\u2019adaha amniga ee Puntland in ay soo qabqabtaan dhagar qabayaasha kooxda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":6,"featured_media":26260,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-26258","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2295,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26258","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/6"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=26258"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26258\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26272,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26258\/revisions\/26272"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/26260"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=26258"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=26258"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=26258"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}