{"id":26281,"date":"2016-08-31T13:07:39","date_gmt":"2016-08-31T11:07:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26281"},"modified":"2016-08-31T13:07:39","modified_gmt":"2016-08-31T11:07:39","slug":"dhagayso-wax-ka-ogow-deeqihii-waxbarasho-ee-puntland-heshay-tan-2010kii","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26281","title":{"rendered":"Dhagayso: Wax ka ogow Deeqihii Waxbarasho ee Puntland heshay tan &#038; 2010kii"},"content":{"rendered":"<p>31 Aug 2016 (Puntlandes) Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland ayaa maantay si rasmi ah usoo bandhigtay deeqihii waxbarasho ee ay heshay Wasaaraddu laga soo bilaabo sanadkii 2010-kii.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/158ab.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-26282\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/158ab.png\" alt=\"158ab\" width=\"473\" height=\"308\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shir jaraa&#8217;id oo mas&#8217;uuliyiinta Wasaaradda Waxbarashadu ku qabteen xarunta wasaaradda ee Garowe waxaa si faahfaahsan uga hadlay Agaasimaha Imtixaannada Wasaaradda u qaabilsan Axmed Saahid.<\/p>\n<p>Deeqaha ay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare waxay kala yihiin:<\/p>\n<ul>\n<li>Sanadkii 2010: 192 oo Deeq Waxbarasho ah<\/li>\n<li>Sanadkii 2011: 98 oo Deeq Waxbarasho ah<\/li>\n<li>Sanadkii 2012: 110 oo Deeq Waxbarasho ah<\/li>\n<li>Sanadkii 2013: 211 oo Deeq Waxbarasho ah<\/li>\n<li>Sanadkii 2014: 175 oo Deeq Waxbarasho ah<\/li>\n<li>Sanadkii 2015: 308 oo Deeq Waxbarasho ah<\/li>\n<li>Sanadkii 2016: 270 oo Deeq Waxbarasho ah ayey Wasaaradu filaysaa<\/li>\n<\/ul>\n<p>Dhagayso Shirkii jaraa&#8217;id oo mas&#8217;uuliyiinta Wasaaradda Waxbarashad<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-26281-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/A_adeeqaha_waxbarasho.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/A_adeeqaha_waxbarasho.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/A_adeeqaha_waxbarasho.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>31 Aug 2016 (Puntlandes) Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland ayaa maantay si&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-26281","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1699,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26281","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=26281"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26281\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26284,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26281\/revisions\/26284"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=26281"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=26281"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=26281"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}