{"id":26361,"date":"2016-09-02T19:30:51","date_gmt":"2016-09-02T17:30:51","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26361"},"modified":"2016-09-02T19:30:51","modified_gmt":"2016-09-02T17:30:51","slug":"xog-qaraxyadii-muqdisho-oo-sababay-qorshe-ah-in-la-xiro-wadooyin-badan-oo-muqdisho-mara","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26361","title":{"rendered":"XOG: Qaraxyadii Muqdisho oo sababay Qorshe ah in la xiro Wadooyin badan oo Muqdisho mara!!!"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 17.1pt; background: white; margin: 0cm 0cm 24.45pt 0cm;\"><span style=\"font-size: 12.5pt; font-family: 'Georgia','serif'; color: #222222;\">2 Sept 2016 (Puntlandes) Qaraxyadii dhawaantan ay ka gaysatay Kooxda Alshabaab magaalada Muqdisho ayaa waxay sababeen inay iminka socdaan Qorshe lagu xirayo wadooyin badan oo mara magaalada Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 17.1pt; background: white; margin: 0cm 0cm 24.45pt 0cm;\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/158ab.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-26282\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/158ab.png\" alt=\"158ab\" width=\"519\" height=\"338\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"line-height: 17.1pt; background: white; margin: 0cm 0cm 24.45pt 0cm;\"><span style=\"font-size: 12.5pt; font-family: 'Georgia','serif'; color: #222222;\">Waxaana la xiray Wadooyinka mara dhamaan goobaha ay dagan yihiin masuuliyiinta dowlada Federaalka Soomaaliya, waxaana hada socda Qorshe lagu xirayo wadada aada Garoonka o oka baxda KM4 , sida ay ogaatay Warbaahinta Puntlandes.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 17.1pt; background: white; margin: 0cm 0cm 24.45pt 0cm;\"><span style=\"font-size: 12.5pt; font-family: 'Georgia','serif'; color: #222222;\">Sida ay ogaatay Warbaahinta Puntlandes waxaa socda Qorshe Wadada Sayidka lagu xirayo Isbaaro, dhanka Sayirka ayaa iyada qorshuhu yahay in Isbaaro lagu xiro.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 17.1pt; background: white; margin: 0cm 0cm 24.45pt 0cm;\"><span style=\"font-size: 12.5pt; font-family: 'Georgia','serif'; color: #222222;\">Dhamaan Qorshayaashan Wadooyinka muhiimka ah lagu Xira ayaa waxay kuu muujinayaan in lagu sugayo Alshabaab weerarkooda oo aaysan jirin cid rabta in ay ka hortagto intaysan fulin Qaraxyada.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 17.1pt; background: white; margin: 0cm 0cm 24.45pt 0cm;\">Dawlada waxaa looga fadhiyey inay sugto Amaanka Shacabka ee maaha inay dhibaato kale ku keento oo ay Xirato Wadooyinka aad muhiimka ugu ah shacab iyadoo aan Shacabka u naxayn ee doonaysa inay iyadu iska Difaacdo weerarada Alshabaab!!!<\/p>\n<p style=\"line-height: 17.1pt; background: white; margin: 0cm 0cm 24.45pt 0cm;\"><span style=\"font-size: 12.5pt; font-family: 'Georgia','serif'; color: #222222;\">Puntlandes.com<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>2 Sept 2016 (Puntlandes) Qaraxyadii dhawaantan ay ka gaysatay Kooxda Alshabaab magaalada Muqdisho ayaa waxay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-26361","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1245,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26361","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=26361"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26361\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26362,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26361\/revisions\/26362"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=26361"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=26361"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=26361"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}