{"id":2650,"date":"2014-09-21T19:39:02","date_gmt":"2014-09-21T17:39:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2650"},"modified":"2014-09-21T19:39:51","modified_gmt":"2014-09-21T17:39:51","slug":"cadayn-fadeexad-madaxweyne-gaas-oo-saftay-wasiirkiisa-xaalufinta-kalluunka-baddeena","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2650","title":{"rendered":"Cadayn-Fadeexad: Madaxweyne Gaas oo la saftay Wasiirkiisa Xaalufinta  Kalluunka Baddeena"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/130.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2436\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/130.png\" alt=\"130\" width=\"128\" height=\"67\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ka dib markii ay qaylodhaan iyo cabasho xoog leh ay ka yeertay Kallumaysatada reer Puntland ayaa Wasiiru Dowlaha Wasaarada kaluumaysiga, Cabdiraxman Kulmiye, \u00a0ee Xukuumada uu hogaaminayo Dr gaas oo gudana waajibaadkiisa dastuuriga wuxuu u qoray warqad dowlad Kuuriya. Warqadaas oo ku saambanayd 4 markab oo Kuuriyaan ah oo Xaalufinayey Baddeena, isagoo \u00a0yiri haddii aanu wax ka qaban cabashada Kallumaysatadaya waxay khalkhal gelinaysaa Amniga.<\/p>\n<p>Halkan ka eeg warqadii uu qoray wasiirul dowlaha Kallumaysiga Puntland<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/68a1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2654\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/68a1-218x300.png\" alt=\"68a1\" width=\"218\" height=\"300\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/68a1-218x300.png 218w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/68a1-744x1024.png 744w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/68a1.png 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 218px) 100vw, 218px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/68.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2653\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/68-218x300.jpeg\" alt=\"68\" width=\"218\" height=\"300\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/68-218x300.jpeg 218w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/68-744x1024.jpeg 744w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/68.jpeg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 218px) 100vw, 218px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hadaba waajibkaas uu gudanayey Wasiiru Dowlahaas kama farxin Xukuumada uu ka mid ahaa ee Gaas hogaamiyo Khaasatan Wasiirka Kalluumaysiga. Waxaana warqad kale u qoray Kuuriya uu ku burinayo warqadii Wasiiru dowlaha Wasiir ku xigeenka Wasaarada kalluumaysiga \u00a0Maxamuud Maxamed Cali (Gabax), warqadaas oo uu qalinka gadaal ka hayey Wasiirka Wasaarada kalluumaysiga Cabdi Nuur\u00a0 Cilmi Maxamuud Bindhe. Iyadoo looga dhigay wax aan jirin warqadii ka tarjumaysay xaqiiqda jirta oo uu qoray Wasiiru Dowlaha Wasaarada kaluumaysi, Cabdiraxman Kulmiye. Kuuriyaankii ayaa ku wareeray oo garan waayey labada warqadood miday raaci lahaayeen oo saxda ah.<\/p>\n<p>Halkan ka akhri warqada Wasiir ku Xigeenka<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/66.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2651\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/66-210x300.png\" alt=\"66\" width=\"210\" height=\"300\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/66-210x300.png 210w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/66-719x1024.png 719w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/66.png 785w\" sizes=\"auto, (max-width: 210px) 100vw, 210px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Markay halkaas maraysay ayaa waxaa soo farageliyey madaxweynaha Puntland Dr Gaas isagoo u hiiliyey sharcidaradii, boobkii, xaalufintii baddeena, musuqmaasuqii iwm. Gaas ayaa warqad u qoray dowlada Kuuriya uu ku cadeeyey cida uga wakiilka ah Arimaha Kalluumaysiga in uu yahay wasiirka Kalluumaysiga oo kaliya\u00a0 ayna qashinqubka ku ridaan ama tuuraan warqadii uu qaray Wasiiru Dowlaha Wasaarada kaluumaysi, Cabdiraxman Kulmiye.<\/p>\n<p>Waa in lala xisaabtamaa Xukuumadan haddii kale wax ay ka Kalluumaystaan \u00b4kama helidoonaan Baddeena jiilasha soo socda<\/p>\n<p>Halkan ka akhri warqadii madaxweyne Gaas uu ugu hiiliyey xaalufinta baddeena<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/67.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2652\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/67-229x300.jpg\" alt=\"67\" width=\"229\" height=\"300\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/67-229x300.jpg 229w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/67-784x1024.jpg 784w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/67.jpg 807w\" sizes=\"auto, (max-width: 229px) 100vw, 229px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h1>Puntlandes.ocm<\/h1>\n<p>info@puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ka dib markii ay qaylodhaan iyo cabasho xoog leh ay ka yeertay Kallumaysatada reer Puntland&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2650","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2034,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2650","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2650"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2650\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2656,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2650\/revisions\/2656"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2650"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2650"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2650"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}