{"id":26526,"date":"2016-09-05T16:25:47","date_gmt":"2016-09-05T14:25:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26526"},"modified":"2016-09-05T18:55:25","modified_gmt":"2016-09-05T16:55:25","slug":"deg-deg-dagaal-kasocda-koonfur-bari-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26526","title":{"rendered":"DEG DEG: Dagaal kasocda Koonfur bari Gaalkacyo."},"content":{"rendered":"<p>5 sept 2016 (Puntlandes)\u00a0Maanta duhurkii ayaa dagaala ka qarxay bariga Gobolka Mudug, halkaas oo uu dagaal ku dhex maray meleeshiyaad kasoo jeeda Galmudug iyo xoolo dhaqato halkaas dagan.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa la sheegay in uu qarxay ka dib markii ay, Ciidanka Galmudug, oo ku hubaysan gadiid gadaal oo gaaraya 5, iyo gadiid xamuul ah ay soo weerareen, geel ay waar diyaynayeen koox ciidan ah, halkaasna uu ka dhacay dagaal xoogan oo sababay khasaare nafeed.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/DAGAAL-GAALKACAYO-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-26527\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/DAGAAL-GAALKACAYO-3.jpg\" alt=\"DAGAAL-GAALKACAYO-3\" width=\"682\" height=\"453\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/DAGAAL-GAALKACAYO-3.jpg 682w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/DAGAAL-GAALKACAYO-3-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/DAGAAL-GAALKACAYO-3-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/DAGAAL-GAALKACAYO-3-638x424.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/DAGAAL-GAALKACAYO-3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 682px) 100vw, 682px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sida uu noo xqiijiyey goobjeege halkaas ku sugan, dagaalka ayaa hakaday goor duhur dabadiis ah, inkasta oo uu markii danbe dib u biloowday.<\/p>\n<p>goob jooge ayaa noosheegay in sababta uu dagaalku marlabaad u qayxay aytahay, kadib markii ay Ciidanka Galmudug damceen in ay qaataan Madad ay markii hore ka carareen, wuxuuna noo xaqiijiyey in maydadku ay arkeen ay ku labisnaayeen, dirayska ciidak Qalabka sida ee Soomaaliyeed, uuna u xirnaa Calankii Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wakaaladda Puntlandes waxaa ay idiinn blan qaadaysaa in ay idin lasoo wadaagi doonto Sawirro, Haddii ay macquul noqoto.<\/p>\n<p>Lasoco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p>Xafiiska wararka<\/p>\n<p>Puntlandes-Gaalkacyo<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>5 sept 2016 (Puntlandes)\u00a0Maanta duhurkii ayaa dagaala ka qarxay bariga Gobolka Mudug, halkaas oo uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":6,"featured_media":26527,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-26526","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2005,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26526","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/6"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=26526"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26526\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26545,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26526\/revisions\/26545"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/26527"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=26526"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=26526"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=26526"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}