{"id":26547,"date":"2016-09-05T22:00:47","date_gmt":"2016-09-05T20:00:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26547"},"modified":"2016-09-05T22:00:47","modified_gmt":"2016-09-05T20:00:47","slug":"dhagayaso-faahfaahin-khasaraha-dagaalkii-la-isku-habeensaday-ee-ka-dhacay-duleedka-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26547","title":{"rendered":"Dhagayaso: Faahfaahin Khasaraha dagaalkii la isku Habeensaday ee ka dhacay Duleedka Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>5 sept 2016 (Puntlandes) Wararka kasoo gaaraya Warbaahinta Puntlandes goobtii uu dagaalku ka dhacay ee Konfur bari magaalada Gaalakacyo ayaa sheegaya inuu dagaalkaasi sababay khasaro dhimasho iyo dhaawac leh.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa waxa uu ku blaamay kadib markii ay Malayshiyo ka amar qaadata maamulka Galmudug ay maanta soo weerareen Xoolo dhaqato kasoo jeeda Puntland oo deegaankaas Xoolo ku raacanayey.<\/p>\n<p>Dagaalkaas Xoolo dhaqatadu waa iska difaacday Malayshiyadii adeegsanaysay Baabuurta ay Soomaalidu u taqaan Teknikada ee Galmudug iyagoo 4 ka dilay halaka dhanka Puntland uu ku dhintay 1 nin.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/DAGAAL-GAALKACAYO-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-26527\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/DAGAAL-GAALKACAYO-3.jpg\" alt=\"DAGAAL-GAALKACAYO-3\" width=\"562\" height=\"373\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/DAGAAL-GAALKACAYO-3.jpg 682w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/DAGAAL-GAALKACAYO-3-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/DAGAAL-GAALKACAYO-3-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/DAGAAL-GAALKACAYO-3-638x424.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/DAGAAL-GAALKACAYO-3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 562px) 100vw, 562px\" \/><\/a><\/p>\n<h3><strong>Gurmad Cadaado uga yimid Malayshiyada Galmudug<\/strong><\/h3>\n<p>Malayshiyada Galmudug oo Gurmad xoogan uu Cadaado uga yimid ayaa galabta waxay dagaal ku soo qaadeen Xoolalaydii Isdifaacaysay ee kasoo jeeday Puntland halkaas waxaa ka dhacay dagaal aad u culus oo dhaliyey Khasaaro dhimasho iyo dhaawac isugu jira.<\/p>\n<p>Gurmadka Cadoodo ka yimid ayaa waxaa qayb ka ahaa Ciidanka DFF ee fadhigiisu yahay Degmada Cadaado iyagoo taageerayey Malayshiyada maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif (Xasan Abgaaloow9 oo waraysi siiyey Radio Daljir ayaa sheegay in uu maamulka Galmudug weear kusoo qaaday Xoolalay reer Puntland.<\/p>\n<p>Dhagayso\u00a0Gudoomiyaha Gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-26547-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/A_adagaal_5.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/A_adagaal_5.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/A_adagaal_5.mp3<\/a><\/audio>\n<p>Dagaalkaas Culus ayaa Xoolalyda reer Puntland waxay uga dileen Malayshiyada maamulka Galmudug 8 iyagoo dhaawacuna uu ka badan yahay.<\/p>\n<p>Dhanka Xoolaylayda ayaa khasaaruhu yahay 2 dhimasho ah iyo 4 dhaawac ah. Waxaana dagaalku socday ilaa fiidnimadii Caawa iyadoo la is dul fadhiyo aysana jirin wax waan waan ah.<\/p>\n<p>Waxaa laga yaaba berri subax in dagaalo Qaraari sii socdaan gobahaas maanta lagu dagaalamay marka iyadoo labada dhinacba ay heleen Gurmad balaaran.<\/p>\n<p>Dagaalada ayaa miyiga Ceel badaale gaar ahaana halka lagu magacaabo docolo oomane oo ku beegan Koonfur Barri Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Dhanka kale Nabadoon Raage Maxamed Gaani oo Radio Gaalkacyo waraysi siiyay ayaa ka waramay sida wax u dhaceen, waxaana uu sheegay in weerarka ay soo qadeen markii hore Maleeshiyaad iyo Ciidamo ka tirsan kuwa Galmudug.<\/p>\n<p>\u201dWaxaa weerarka soo qaaday Ciidan Galmudug ka tirsan, waxaan anagu aragnay khasaare xoogan oo dhanka Galmudug soo gaaray, dhankeena waxaa jira dhimasho iyo dhaawac\u201d Ayuu yiri \u00a0Nabadoon Raage gaani.<\/p>\n<p>Dhagayso Nabadoon Raage Maxamed Gaani<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-26547-2\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/A_adagaalkii_duleedka_Gaalkacyo_5.mp3?_=2\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/A_adagaalkii_duleedka_Gaalkacyo_5.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/A_adagaalkii_duleedka_Gaalkacyo_5.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>5 sept 2016 (Puntlandes) Wararka kasoo gaaraya Warbaahinta Puntlandes goobtii uu dagaalku ka dhacay ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26527,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-26547","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2933,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26547","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=26547"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26547\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26550,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26547\/revisions\/26550"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/26527"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=26547"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=26547"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=26547"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}